SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU

SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU knowldegable and experienced Doctors platform.
(1)

✨ Kulan Soo Dhaweyn ✨Midowga Dhaqaatiirta Taqasusiga Somturk (SOSDU), ayaa Kulan soo dhaweyn sharaf leh ugu sameeyay Dr....
04/09/2025

✨ Kulan Soo Dhaweyn ✨

Midowga Dhaqaatiirta Taqasusiga Somturk (SOSDU), ayaa Kulan soo dhaweyn sharaf leh ugu sameeyay Dr. Ahmed Ibrahim Nageye, Xoghayaha Guud Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare.

Kulankan waxay ahayd mid lagu muujiyey taageerada, qadarin iyo bogaadin ku aaddan xilka qaran ee loo igmaday, anagoo rajeynayna inuu door muuqda ka qaato horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya.

πŸ‘ Waxaan leenahay mar kale hambalyo iyo guul, shaqadiisana Alle ha u fududeeyo.

Dr. Mohamed Mukhtar Kassim
Gudoomiyaha, SOSDU

πŸŽ‰ Congratulations Dr. Mariam Muse Osman πŸŽ‰On behalf of the Somali Turkish Specialists Doctors Union (SOSDU), I extend my ...
06/08/2025

πŸŽ‰ Congratulations Dr. Mariam Muse Osman πŸŽ‰
On behalf of the Somali Turkish Specialists Doctors Union (SOSDU), I extend my heartfelt congratulations to our dear colleague Dr. Mariam Muse Osman on her well-deserved nomination as Member of the National research ethic approval board in Somalia.

Dr. Mariam is a dedicated and active member of SOSDU, and this recognition is a testament to her tireless efforts, commitment to medical advancement, and passion for research in Somalia. We are confident that she will contribute immensely to the development of health research in our country.

πŸ‘πŸ‘πŸ‘
Once again, congratulations Dr. Mariam!
We are proud of your achievement and stand with you as you take on this important responsibility.

Dr. Mohamed Mukhtar Kassim
President, SOSDU

πŸŽ‰ Congratulations to Our Colleagues! πŸŽ‰On behalf of the Somali Turkish Specialists Doctors Union (SOSDU), I am proud and ...
18/07/2025

πŸŽ‰ Congratulations to Our Colleagues! πŸŽ‰

On behalf of the Somali Turkish Specialists Doctors Union (SOSDU), I am proud and delighted to congratulate our esteemed colleagues on their election as part of the Executive Directors of the Somali Medical Associations.

Your election is not only a personal achievement but also a great honor for all of us in the medical community. As active members of SOSDU, your dedication and commitment to advancing healthcare in Somalia continue to inspire us all.

πŸ‘ We stand with you and wish you every success in your new leadership roles.
Together, we will keep working for better health, stronger institutions, and a brighter future for our people.

πŸ’™ Congratulations once again!
β€” Dr. Mohamed Mukhtar Kassim
President, Somali Turkish Specialists Doctors Union (SOSDU)

Dr Abdullahi Said Hashi                                      Musharax Golahada fulinta SMA,                             ...
23/06/2025

Dr Abdullahi Said Hashi Musharax Golahada fulinta SMA, Xoghayaha CME and Research

πŸ—³οΈ Your support matters β€” let’s build a stronger SMA together!

Maamulka iyo Dhaqaariirta Ururka SOSDU waxa ay u hambalyeynayaan Dr. Mohamed Sheikh Hassan (Dr Mohamed Qalaf) oo loo doo...
16/11/2024

Maamulka iyo Dhaqaariirta Ururka SOSDU waxa ay u hambalyeynayaan Dr. Mohamed Sheikh Hassan (Dr Mohamed Qalaf) oo loo doortay Dhaqtarkii iyo Cilmibaarihii ugu fiicnaa dhaqaatiirta ka howl gasha Mogadishu Somali TΓΌrkiye Training and Research Hospital X-Digfeer ee sanadkii tagay.

Dr.Qalaf ayaa lagu abaalmariyay arintaasi intii lagu gudajiray Xuska sanad guuradii 11aad ee dib u aas aaskii isbitalka.
Dr. Mohamed Qalaf waa Neurologist (Dhaqtarka Neerfaha) iyo Cilmibaare kahowl gala Hospital Digfer, ahna xubin ka mid ah SOSDU.

Dhaqtarka ayaa daabacay ku dhawaad 70 cilmi baaris kuwaaasi oo lagu daabacay walaalado caalami ah.

Hambalyo Dr.Qalaf

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252610552121

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU:

Share