05/07/2026
π Daryeelka Dhagaha Waa Muhiim!
Dhagahaagu waa qayb muhiim ah oo noloshaada ka mid ah. Si aad u ilaaliso maqalkaaga:
β
Ha gelin waxyaabo adag ama suuf gudaha dhegta.
β
Ka fogow dhawaaqyada aadka u dheer.
β
Haddii aad dareento xanuun, dheecaan, ama maqalka oo yaraada, si degdeg ah ula xiriir dhakhtar.
Caafimaadka dhegahaaga maanta ilaali, si aad berrito si wanaagsan ugu maqasho. ππ