Xidig Medical Center

Xidig Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xidig Medical Center, Medical and health, Mogadishu.

Beejkaan waxaan ugu hadli doonaa Arimaha Caafimaadka
Waad ku Mahadsan Thy Sida Aad Inoosoo Booqatay Hana Hilmaamin In Aad Pagekan Like share Fllow Soodhahdid Wll

07/04/2026
07/04/2026

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood ilaa lix bilood oo xidhiidh ah.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Share gareey like Saar follow Soodheh
Xidig Medical Center

27/03/2026

Bishimahaaga Hadii Ay Qolfoof Yeeshaan Ama Qallayl Ku Samaysmo 3 Xeelad isticmaal. Bishimo Soo Jiidasho Leh Ayay Noqonayaan

1. Kahor intaadan marin saliidda saytuunka, hubi in bushimahaagu ay nadiif yihiin. Isticmaal biyo diirran iyo maro jilicsan si aad u tirtirto wax kasta oo wasakh ah oo bishimaha saaran.

2. Kadib nadiifinta, dhowr dhibcood oo saliid saytuun ah Si tartiib ah ugu mari bushimahaaga, adigoo hubinaya inaad si siman bishimaha u wada garsiiso saliida dhammaan qaybaha bushimaha.

3. Si aad u hesho natiijooyin wanaagsan, ku celi habkan maalin kasta, gaar ahaan habeenkii ka hor intaadan seexan si saliidda saytuunka ay ugu dhex jirto bushimahaaga muddo dheer, taasoo u oggolaanaysa inay si buuxda u nuugaan saliida

π˜Ώπ™§. Xidig

Hadii ay jirto suaalo kuu khaas ah kaliya ii soo qor 𝟱𝟬𝟱𝟬 si toos ah ayay messengerka fariinta kugu soo dhacaysa.

sifaafi sxb falow sodheh Xidig Medical Center mahadsanid

01/02/2026
Cunista waxyaabaha Proteinka lehwaxay uga duwan yihiin cuntooyinkakale waxaa ka mid ah oonka farahabadan, cuntooyinka ka...
25/01/2026

Cunista waxyaabaha Proteinka leh
waxay uga duwan yihiin cuntooyinka
kale waxaa ka mid ah oonka faraha
badan, cuntooyinka kale qofku
ma dareemo oon iyo haraad balse
cuntooyinka proteinka leh sida
digirta,ukunta iyo hilibka,digaaga IWM qofku marki uu cuno wuxuu cabaa biyo ka badan kuwii
uu h**e u cabi jiray.
Ogow qofwalba qofku kabiyo cabis badanyahay wuuka cafimaad badanyahay sidookalana
Protein-ka waxuu kaqeyb qaataa jirdhiska.


Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu h**eeyo ee kafaaideysta casharada aansoo gelino.mahadsanid

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252619341716

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidig Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xidig Medical Center:

Share