Dr.Mohamed herbal

Dr.Mohamed herbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Mohamed herbal, Medical and health, Mogadishu.

03/09/2026

SHAAHA CALEENTA ANTILIPEMIC

Shaaha dhirta ugu fiican waxay ka kooban tahay 5 shaaha dhireed oo caan ah oo la soo xulay ayna ku jiraan SHAAHA CAGAARAN (GREEN TEA) taas oo ka dhigaysa mid wax ku ool u ah xaaladaha caafimaad badankood. Waxay hodan ku tahay fiitamiin A, lecithin, iyo waxyaabo kale oo muhiim ah sida Zinc iyo copper.

1) Waxay yareyneysaa kolestaroolka
2) Waxay ka hortagtaa dhibaatooyinka wadnaha
3) Qashinsaartaa jirka
4) Kahortagtaa Gabowga
5) Waxey nadiifineysaa nidaamka dheef-shiidkaaga
6) Waxay ka hortagtaa sameynta unugyada kansarka ee ku dhaca beerka, sambabaha, makaanka iyo makaanka afkiisa
7) Waxey bogsiisaa xanuunka jidhka
8) Waxay dardar gelineysaa saaritaanka saxarada
9) Waxey wanaajisaa aragga 10) Waxey nidaamisaa cadaadiska dhiigga
11) Waxey hagaajisaa wareegga dhiigga
12) Waxey ka hortagtaa cudurka boog-calooleedka (Ulcer)
13) Wxey kahortagtaa daalka
14) Waxay leedahay hurdo nabadeed
15) Waxay ka hortagtaa koritaanka aan caadiga ahayn ee unugyada jirka
16) Waxey kordhisa shaqada difaaca jirka sidaas darteedna waxey ku siin kartaa cimridheeri caafimaadqab leh
17) Waxey dhiirrigelisaa kalyaha iyadoona sidookale kordhisa shaqada galmoodka
18) Waxay wanaajisaa shaqada nidaamka dareemayaasha sidaa darteed waxey jirka ka dhigtaa mid baraarugsan
19) Waxay xakameysaa culeyska maadaama ay sii wadato nuugista iyo aruurinta baruurta

HAD IYO JEER XUSUUSNOW: Shaaha antilipemic waa hab nololeed. Maalin walba cab xitaa marka aad nasaneyso maxaa yeelay waxay kuul ilaalin doontaa caafimaadkaaga. Waxaanu ku leenahay qaado labo liitar oo shaahan ah, maxaa yeelay 30kg oo kastoo jirkaaga ah culeyskoodu wuxuu ubaahanyahay hal litir oo biyo ah si jirkaaga loogu adeego. Markastoo culeyskaagu bato waa markastoo aad u baahan tahay biyo badan.

U DIYAARGAROW WAXKU OOL AH: Ka hor sariirta, karkari laba litir oo biyo ah ka dibna kiishka shaha ku rid digsig oo ku dhaaf habeenka oo dhan si ay u qasanto. Aroota h**e qandici/kululee kuna dhamee labada liitar 45 daqiiqo
what is up +252618949950
https://wa.me/message/Nazo pqoq za xog badan u hezho +252618949950 welcome

04/07/2026

BISHAARO
waxaa lagugu bisharaynayaa
hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADABishAARO
qaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida ka joogtaba waad heli kartaa macamiil waxaan Idiin heyna daawo Kaa ciribtirayso Adigoon Qaliin sameynin hadii aad rabto
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta WhatsApp
+25618949950/+25268949950

08/06/2026

Maka Cawaneysaa cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso
👉Nagala soo xirii what's up :htt:wa,me: +252618949950

BISHAARO waxaa lagugu bisharaynayaa  hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADABishAAROqaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida...
08/06/2026

BISHAARO
waxaa lagugu bisharaynayaa
hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADABishAARO
qaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida ka joogtaba waad heli kartaa macamiil waxaan Idiin heyna daawo Kaa ciribtirayso Adigoon Qaliin sameynin hadii aad rabto
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta WhatsApp
+25618949950/+25268949950

06/04/2026

Me.*252618949950. WhatsApp

03/03/2026
Sida ugu fiican  ee loo daaweeyo finanka wejiga?Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira...
03/03/2026

Sida ugu fiican ee loo daaweeyo finanka wejiga?

Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.

Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.

Balse muxuu yahay, nooca ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
SPERULINA waa daawo dabiici ah soona martay tijaaboyin caalami ah
waxey sitoos ah ula falgashaa (u suulisaa) xasaasiyada Nuuc kasta ey tahay
sida xasasiyada ku dhacda 👉 wajiga gudaha dhuunta indhaha
laxariir Whats up ka//https :wa:me/ 61 8949950 Ă—262618949950

Sidee looga zuulin  karaa khatarta gaaska?Maxaa sababa gastric (gastritis)?Isticmaalka alcoholIn badan inaad mantagtStre...
24/02/2026

Sidee looga zuulin karaa khatarta gaaska?
Maxaa sababa gastric (gastritis)?
Isticmaalka alcohol
In badan inaad mantagt
Stress ka
In gaajada laysku daawado
In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
Inaad isticmaasho daawooyinka la yidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.
•Calaamadaha lagu garto gaaska caloosha (gastritis):
Yalaalugo (lalabo), mantag, laabjeex iyo mantag dhiig la socdo.
Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. Caloosha oo dibbirta, apitet xumo. Miisaanka oo yaraada.
SIDEE LOO ZUULIN KARAA KHATARTA GAASKA
1•Iskau day inaad 2 liter iyo wixii ka badan oo biyo oo cabi kartid maalintii.
2•Isku day inaad badsatid:
– Khudrada
– Fruit ka
– Digirta, qamadiga, misirka iwm oo nooca madow oo qolofta leh.
Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC whats up 0618949950ma cod noogusoo reeb
F.G meelkasta waad ka heli kartaa
https:wa.me +252618949950

More

Address

Mogadishu

Telephone

+252618949950

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share