11/03/2026
Soomaalida qoyskii ama qofkii nacfi ka doona meel aan u qalmin Soomaalinimada , qoyskaas ama qofkaas soor baa qaadday bay dhihi jiraan, lagamana guursan oo waa la takoori jiray .
Arrintaas miyaa labjoojiyay ?