National Eye Hospital

National Eye Hospital Daweynta iyo Qaliimada indhaha oo Casri ah
Hoyga Daryeelka iyo caafimadka indhaha.

JUMCO WANAAGSAN
20/08/2026

JUMCO WANAAGSAN

Lasoco Isbedellada Caafimaadka Indhahaaga Baaritaanka joogtada ahi wuxuu kaa caawin karaa in dhibaatada goor h**e la oga...
19/08/2026

Lasoco Isbedellada Caafimaadka Indhahaaga Baaritaanka joogtada ahi wuxuu kaa caawin karaa in dhibaatada goor h**e la ogaado.

Ilaali indhahaaga, samee baaritaan joogto ah, kana taxaddar waxyaabaha dhaawici kara araggaaga.
17/08/2026

Ilaali indhahaaga, samee baaritaan joogto ah, kana taxaddar waxyaabaha dhaawici kara araggaaga.

16/08/2026

Waxyaabaha indhaha lagu qurxiyo waxay indhahaaga siin karaan muuqaal qurux badan, balse haddii si khaldan loo isticmaalo, waxay sababi karaan caabuq iyo dhibaatooyin kale oo indhaha ah.

National Eye Hospital waxay sii waddaa adeegga qalliinnada indhaha ee bilaashka ah, gaar ahaan bukaannada qaba Cataract-...
12/08/2026

National Eye Hospital waxay sii waddaa adeegga qalliinnada indhaha ee bilaashka ah, gaar ahaan bukaannada qaba Cataract-ka (Caadka Indhaha).

❀️ Bukaanno badan ayaa helaya fursad ay dib ugu helaan arag wanaagsan iyo nolol tayo leh.

πŸ₯ Qalliinnadu weli waxay ka socdaan National Eye Hospital Horey usoo Gaar .

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaanteena koowad, nagu soo booqo National Eye Hospital oo hel qaliimo caafimad oo dhameyst...
12/08/2026

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaanteena koowad, nagu soo booqo National Eye Hospital oo hel qaliimo caafimad oo dhameystiran.

Gacmaha oo aan nadiif ahayn waxay indhaha u gudbin karaan jeermis iyo wasakh, taasoo kordhin karta khatarta caabuqyada i...
10/08/2026

Gacmaha oo aan nadiif ahayn waxay indhaha u gudbin karaan jeermis iyo wasakh, taasoo kordhin karta khatarta caabuqyada indhaha.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŠπ€π‘π„π„πŒ
06/08/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŠπ€π‘π„π„πŒ

Address

Lami Yaraha Zoobe, Wadada Buluxubey
Mogadishu
252

Telephone

+252619914443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share