Dr.Siraaji

Dr.Siraaji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Siraaji, Medical and health, howlwadaag, Shanta Geed, Mogadishu.

Eye outreach camp with my Mentors - Prof. Adam & Prof. Han - at Mubanda.
23/04/2026

Eye outreach camp with my Mentors - Prof. Adam & Prof. Han - at Mubanda.

09/10/2025

Wexee inoo timid aydoo Humaaga Gacanta kaliya Aragto (HM). Qaliin indho fiiqis 'Cataract Surgery' ah kadib Wexe inaga tagtay ayadoo meel fog wax ka arkeeso (6/18).

Wuxu ahaa qaliin guulestay Allaa ku Mahadsan.

Dr.Siraaji
.

Mpox virus waa Cudur ku dhici karo qof kasto waxaa lagu kala qadaa Taabashada.Calaamadaha cudurkaan waxa ka mid ah, Qand...
17/08/2024

Mpox virus waa Cudur ku dhici karo qof kasto waxaa lagu kala qadaa Taabashada.

Calaamadaha cudurkaan waxa ka mid ah, Qandho, Nabro jirka oo dhan ah, madax xanuun iyo qanjirada oo ku bararo.

Cudurkaan wuxu si xowli ah ugu faafi hayaaa wadamada Bartamaha Africa sido kale waxaa laso wariyay in lagu arkay qaar ka mid ah wadamada Bariga Africa sida Uganda iyo Kenya.

Fadlan hadii aad isku aragto calamahadaha Virus ka Mpox sida ugu dhaqsiyaha badan u tag goobaha caafimadka, kana fogow xubnaha qoyskada si adan cudurka u faafin.

Dr.Siraaji

Ha isku gashan Okiyaale Garaado ah oo qof kale le yahay, adi laguguma talo galin wuxu dhibateen karaa Aragaada.Dr.Siraaj...
30/06/2024

Ha isku gashan Okiyaale Garaado ah oo qof kale le yahay, adi laguguma talo galin wuxu dhibateen karaa Aragaada.

Dr.Siraaji

Hadii aad dareento in aragada soo gaabanaa, oo fogaantii h**e wax ugu arki jirtay adan ka arki karin. Fadlan sida ugu dh...
28/06/2024

Hadii aad dareento in aragada soo gaabanaa, oo fogaantii h**e wax ugu arki jirtay adan ka arki karin. Fadlan sida ugu dhaqsiyaha badan u imow dhaqtarka indhaha iskana so cabir heerka aragada joogo.
Dr.Siraaji

27/06/2024

Indhahaada waa quruxda jirkaada, hadi indhahadu caafimad qabaan jirkadu wu qurux badan yahay.

Hambalyo 27 JUNE.
Dr.Siraaji

Address

Howlwadaag, Shanta Geed
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252617077873

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Siraaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr.Siraaji:

Share