Dr Mohamed Abdukadir Yahye- ENT Specialist

Dr Mohamed Abdukadir Yahye- ENT Specialist Dhaqtarka Dhagaha Sanka & Cunaha (ENT Specialist)

03/09/2026

Dilaaca xuubka dhegta haddii aan xilli h**e la daaweyn, wuxuu keeni karaa dhibaatooyin caafimaad oo sii raaga, sidoo kalena wuxuu saameyn ku yeelan karaa maqalka. đź‘‚

20/08/2026

Toosinta qallooca sanka
Ka hor iyo kaddib qalliinka

16/08/2026

Baraarujin bulsho

09/08/2026
07/08/2026

03/08/2026

Fadlan ha iska indha tirin digniinaha ay dhagahaagu ku siinayaan mararka qaar jidhku wuu hadlaa ka hor inta uusan xanuunku muuqan dhageyso, daryeelna sii caafimaadkaaga.

Dalab Gaar Ah oo loogu talagalay BulshadeennaCaafimaadkaagu waa mudnaanteenna koowaad. Si aan uga dhigno adeegyada caafi...
15/07/2026

Dalab Gaar Ah oo loogu talagalay Bulshadeenna

Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna koowaad. Si aan uga dhigno adeegyada caafimaadka dhegaha, sanka, iyo cunaha (ENT) kuwo la heli karo oo la awoodi karo, waxaan ku faraxsanahay inaan bixino QIIMO DHIMIS 50% AH oo ku saabsan la-tashiyada iyo adeegyada ENT muddo xaddidan.

Haddii adiga ama qof qoyskaaga ka mid ahi uu qabo dhibaatooyin la xiriira dhegaha, sanka, ama cunaha, hadda waa fursad wanaagsan oo aad ku heli kartaan daryeel caafimaad oo tayo leh.

Address

Mogadishu

Telephone

+201558589201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Abdukadir Yahye- ENT Specialist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr Mohamed Abdukadir Yahye- ENT Specialist:

Shortcuts

Share