Somali Midwives Association

Call Directions Website Contact the business

Somali Midwives Association The official Facebook Account of the Somali Midwives Association (SOMA), which works closely with Somali Midwives in urban and rural areas.

More info: https://soma.so

15/09/2026

Waxaa meel gaba gaba ah noo maraayo kormeerkii taageerada ahaa ee aan ku maraynay machadka tababarka umulisooyinka ee Ga...
14/09/2026

Waxaa meel gaba gaba ah noo maraayo kormeerkii taageerada ahaa ee aan ku maraynay machadka tababarka umulisooyinka ee Galgadud iyo isbitaalka guud ee Dhuusamareeb

A joint supportive supervision visit was successfully conducted in Kismayo as part of ongoing efforts to strengthen the ...
13/09/2026

A joint supportive supervision visit was successfully conducted in Kismayo as part of ongoing efforts to strengthen the quality of midwifery education and clinical training.

The supervision team comprised representatives from the Ministry of Health (MoH), Somali Midwives Association (SOMA), CARE and experienced TOT Supportive supervision midwives, bringing together technical expertise from both education and clinical practice.

The team visited Kismayo Midwifery Training Institute and its affiliated clinical practice sites, including Kismayo General Hospital and Midnimo Health Center. The visit focused on assessing the learning and clinical environment, identifying gaps, providing on-site supportive supervision, mentorship, and gap-focused training, and strengthening collaboration between midwifery training institutions and health facilities.

The engagement also provided an opportunity for constructive dialogue with tutors, senior midwives, and the clinical instructors to discuss challenges, share practical solutions, and identify areas for continued improvement.
Waxaa magaalada Kismaayo** si guul leh looga qabtay kormeer taageero wadajir ah (Joint Supportive Supervision), kaas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo tayada waxbarashada, tababarka iyo xirfadaha caafimaad ee umulisooyinka Soomaaliyeed.

Kormeerkan waxaa si wadajir ah u fuliyay guddi ka kooban Wasaaradda Caafimaadka, Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed (SOMA), hay'adda CARE iyo umulisooyin sare oo khibrad iyo aqoon ku filan u leh kormeerka iyo tababarka umulisooyinka.

Gudiga waxay booqdeen Machadka Tababarka Umulisooyinka Kismaayo (Kismayo Midwifery Training Institute) iyo goobaha caafimaad ee uu machadku xiriirka la leeyahay, oo ay ka mid yihiin isbitaalka guud ee Kismayo iyo xarunta caafimaad ee Midnimo

Kormeerku wuxuu diiradda saaray qiimeynta xaaladda waxbarashada iyo tababarka umulisooyinka, aqoonsiga meelaha ay ka jiraan baahiyaha iyo farqiyada xirfadeed, bixinta tababar ku saleysan baahida (Gap Training), hagid iyo taageero farsamo oo goobta ah, iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya machadka waxbarashada iyo xarumaha caafimaadka.

Kormeerku wuxuu sidoo kale fursad u noqday wadahadal, wadaagis khibradeed iyo xal-u-helidda caqabadaha ay la kulmaan macallimiinta, umulisooyinka sare iyo macalinka tababarka ee goobaha caafimadka.

10/09/2026

Supportive Supervision Visit to Kismayo Midwifery Training Institute by the Steering Committee

Booqashada Taageerada Kormeerka (Supportive Supervision)Waxaan ku dhow nahay dhammaadka booqashooyinkeenna taageerada ko...
10/09/2026

Booqashada Taageerada Kormeerka (Supportive Supervision)

Waxaan ku dhow nahay dhammaadka booqashooyinkeenna taageerada kormeerka ee machadka tababarka umulisooyinka ee Kismayo iyo xarumaha caafimadka ee machadka ku xiran, kuwaas oo ahaa fursad qiimo leh oo lagu xoojinaayo aqoonta, xirfadaha, iyo tayada waxbarashada umulisooyinka

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan macallimiinta, ardayda wazaaradda caafimaadka , iyo bah-wadaagta sida wanaagsan ee ay noogu soo dhaweeyeen, ugana qeybqaateen geeddi-socodkan.

Supportive Supervision Visits

As our supportive supervision visits come to an end, we reflect on a valuable journey of learning, strengthening skills, and improving the quality of teaching and learning of midwifery Students in Kismayo Midwifery training institute and its affiliated Healthy facilities
We sincerely appreciate all tutors, students, and partners for their openness, commitment, and active participation throughout the visits.

19/08/2026

World Humanitarian day
August 19

Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed  ee Somali Midwives Association (SOMA) ayaa si guul leh u qabtay Aqoon-isweydaarsiga D...
12/08/2026

Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee Somali Midwives Association (SOMA) ayaa si guul leh u qabtay Aqoon-isweydaarsiga Dib-u-eegista, Wadatashiga iyo Ansixinta Qorshaha Istaraatiijiyadeed ee SOMA 2026–2030, wadatashigaan oo ka dhacay Grand Cafe ee magaalada Mogadishu

Aqoon-isweydaarsiga waxaa ka qayb galay hoggaanka iyo guddiga fulinta SOMA, xirfadlayaal caafimaad, ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed, ururka kalkaaliyaasha soomaaliyeed, wakiillo ka socday wazaaradda caadimaadka, umulisooyinkq bah-wadaagta iyo daneeyayaasha kale, kuwaas oo si wadajir ah u eegay, uga dooday, uguna dambayn ansixiyay mudnaanta istaraatiijiyadeed ee hagaysa shaqada SOMA shanta sano ee soo socota.

Qorshaha Istaraatiijiyadeed ee la ansixiyay wuxuu bixinayaa jiho cad oo lagu xoojinayo horumarinta xirfadeed, u-doodista, tayada daryeelka caafimaad ee ay hoggaamiyaan umulisooyinku, iskaashiga, iyo doorka umulisooyinka ee nidaamka caafimaadka Soomaaliya.

SOMA waxay mahadnaq iyo bogaadin u jeedinaysaa dhammaan daneeyayaasha iyo bah-wadaagta sida qiimaha leh uga qayb qaatay diyaarinta iyo ansixinta Qorshaha Istaraatiijiyadeed.

The Somali Midwives Association (SOMA) successfully conducted the Final Consultation and Validation Workshop of its Strategic Plan 2026–2030 in Mogadishu.

The workshop brought together SOMA leadership, board members, health professionals, Midwives partners,Somali medical Association, somali Nursing Association and other key stakeholders to review, discuss, and validate the strategic priorities that will guide SOMA’s work over the next five years. This workshop was made possible through the generous support of Global Affairs Canada (GAC), in partnership with CARE and CAM.

The validated Strategic Plan provides a clear roadmap for strengthening professional development, advocacy, quality midwifery led care , partnerships, and the contribution of midwives professionals to Somalia’s health system.

SOMA extends its sincere appreciation to all stakeholders and partners for their valuable contributions and commitment to shaping a stronger and more responsive medical association.



#2026-2030

Breastfeeding week
06/08/2026

Breastfeeding week

Isbitaalka Hooyada iyo Dhallanka Banadir wuxuu umahadcelinayaa SOGA – Somali Obstetricians and Gynecologists Association iyo SOMA – Somali Midwifery Association, taageeradii, iskaashigii iyo ka-qaybqaadashadii qiimaha lahayd ee ay ka geysteen qabsoomidda Xuska Toddobaadka Naasnuujinta Adduunka 2026.

Munaasabadda oo maanta si guul leh noogu qabsoontay Hoolka Shirarka ee Isbitaalka Banadir iyo Qaybta Wacyigelinta Naasnuujinta ee Isbitaalka, waxay ahayd fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo wacyigelinta bulshada, kor loogu qaadayo muhiimadda naasnuujinta, laguna dhiirrigelinayo taageerada joogtada ah ee hooyooyinka iyo dhallaanka

Golaha Sare iyo gudiga  Fulinta ee Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed oo Dhammaystiray Dib-u-eegistii Ugu Dambeysa ee Qor...
27/07/2026

Golaha Sare iyo gudiga Fulinta ee Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed oo Dhammaystiray Dib-u-eegistii Ugu Dambeysa ee Qorshaha Istiraatiijiga ah ee ururka

Shalay, 26 Luulyo 2026 Golaha Sare iyo Guddiga Fulinta ee Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed (SOMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay dib-u-eegistii ugu dambeysay ee Qorshaha Istiraatiijiga ah ee Ururka

Kulanka waxaa lagu falanqeeyay nuqulkii ugu dambeeyay ee ay soo diyaariyeen consultan ga waxaana la dhammeystiray dhammaan talooyinkii iyo sixitaannadii si loo xaqiijiyo in qorshuhu uu waafaqsan yahay himilada iyo yoolalka SOMA.

Tani waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa hoggaanka wanaagsan, isla xisaabtanka, iyo dadaalka joogtada ah ee SOMA ee lagu horumarinayo xirfadda umulisooyinka iyo caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed.

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan xubnaha Golaha Sare, guddiga Fulinta, CARE, Ururka Umulisooyinka Kanada (CAM), iyo Dowladda Kanada taageeradooda iyo iskaashigooda joogtada ah.

*Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal wanaagsan oo umulisooyinka Soomaaliyeed.*

Board & Executive Team Successfully Complete Final Review of SOMA Strategic Plan

Yesterday, 26 July 2026 the Board Members and Executive Team of the Somali Midwives Association (SOMA) successfully conducted the final review of the Association's Strategic Plan in Mogadishu.

The meeting focused on reviewing the consultant's revised draft, addressing the final comments, and ensuring that the Strategic Plan reflects SOMA's vision, priorities, and commitment to strengthening midwifery and improving maternal and newborn health in Somalia.

This important milestone demonstrates SOMA's dedication to effective leadership, accountability, and strategic direction as we work towards achieving our long-term goals.

We extend our sincere appreciation to the Board Members, Executive Team, CARE, the Canadian Association of Midwives (CAM), and the Government of Canada for their continued partnership and support.


i








12/07/2026

Midwifery mapping and status report validation workshop


Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Midwives Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Midwives Association:

Shortcuts

Share