Somali Health Tv

Somali Health Tv "Caafimaadku Waa Aasaaska Nolosha!"

Somali Health TV - Warbaahin caafimaad oo u heellan wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed, kor u qaadidda nolol caafimaad leh, iyo bixinta xog caafimaad oo la isku halayn karo.

28/03/2026

BANDHIGII CAAFIMAADKA WUU SOOLAABTAY

πŸ“’ 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 π‡πˆπ‘πˆππ†Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu...
28/03/2026

πŸ“’ 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 π‡πˆπ‘πˆππ†
Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu raadinayo 3 Qof oo Shaqaale Suuq-geyn ah si ay ugu biiraan kooxda shaqada.
πŸ“Œ Jagada: Marketing Officer
πŸ“ Goobta shaqada: Muqdisho
Shuruudaha:
β€’ Khibrad la xiriirta Suuqgeynta (Marketing)
β€’ Xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan
β€’ Awood u leh qorsheynta iyo hirgelinta ololaha suuqgeynta
β€’ Kartida la shaqeynta koox (Team work)
β€’ Faham wanaagsan oo ku saabsan baraha bulshada (Social Media Marketing)
Waajibaadka Shaqada:
β€’ Kor u qaadista adeegyada iyo barnaamijyada TV-ga
β€’ Soo diyaarinta qorsheyaal suuqgeyn oo wax ku ool ah
β€’ La shaqeynta kooxda Media & Production
β€’ Kordhinta gaarsiinta iyo taageerayaasha page-yada
Sida loo Codsado:
Dadka daneynaya fursaddan shaqo waxay CV-gooda kusoo diri karaan WhatsApp lambarka hoose:
πŸ“ž WhatsApp: +252 61 3281060
πŸ“… Deadline: 28- March-3-april 2026
⚠️ FG: Wakhtiga codsigu waa xadidan yahay, haddii aad buuxiso shuruudaha fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga.

JUMCA WANAAGSAN
13/03/2026

JUMCA WANAAGSAN

Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Health Tv:

Share