27/08/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH β TALLALKA HEPATITIS B
Kulliyadda Health Science, iyadoo kaashanaysa Wadajir Hospital, waxay ogeysiinaysaa dhammaan dadkii qaatay DOSE 1 ee Tallalka Hepatitis B in la qabanayo:
π Qaadashada DOSE 2 β Tallalka Hepatitis B
π
Taariikhda: 28 August 2026
π Goobta: Wadajir Hospital
Tallalka Hepatitis B wuxuu muhiim u yahay ka hortagga cudurka Hepatitis B iyo ilaalinta caafimaadkaaga iyo mustaqbalkaaga.
π Haddii aad qaadatay DOSE 1, ha moogaan DOSE 2.
Fadlan soo qaado kaarka/warqadda caddeynta DOSE 1 marka aad imaanayso..
sidokale Dose two waa Qidmad yar oo 5$ .
Hada kaarkaga soo qaado oo HOSPITAL WADJIR gaar siaa oogu hortagto Cudurka Faafa ee HB.
Madaha warbaahinta bySacdia Dhicisow Mohamed