AG Nutrition Somalia 1

AG Nutrition Somalia 1 wa.me/252616439094

AG CERA
Waa cunto caawiye dabiici ah taya sarana leh, wexey kasameysan tahay 8 nuuc oo kala duwan oo qudaar ah teknoolajiyad casri ahna loo isticmaalay

, AG cera waxaa loo naqshadeeyey in ay jirkeena dib ugu soo celiso awoodiisa rasmiga ah, dayac tirtana dhamaan qeybaha kala duwan ee jismigeena gudaha iyo dibadaba iyadoo dib ugu celineyso xaaladii caafimaad ee uu qofka ku dhashay. Cudurada lagula

tacaamulo AG CERA
1.kansarka/anti cancer
2.lafa xanuunka
3.miisaanka oo ay dhinto/yareyso
4.sokorta/macaanka
5.aragtida indhaha oo ay koriso
6.kalastaroolka/dufanka jirka
7.dhiikarka
8.dada' qofka oo ay yareyso/anti aging
9.maqaarka oo ay iftiinkiisa kusoo celiso
10.xasaasiyada
11.cudurada maqaarka ku dhaca
12.caado wareerka
13.infekshinka
14.dhalmada/ alle ayaa bixiyo'e
15.nafaqeyn jirka ah
16.baabasiirka
17.gaaska
17.Burooyinka
19.calool fadhiga
20.dufaaca jirka................ iyo inkaleba

Waxaan qof walba usoo jeedinayaa in uu isticmaalyo alaabta shirkada marka ugu horeyso si uu u helo kalsooni iyo dhiiranaan buuxdo mahadsanidiin.

Address

Mogadishu
252616439094

Telephone

+252616439094

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AG Nutrition Somalia 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share