Najmo Maxamuud

Najmo Maxamuud nalka ina xaji

24/05/2024

Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman:


" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa 😥

Markan dhintay Waxaa Ugu horeeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan 😥.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.😥

《Intaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;》

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
قال تعالي: [ رب لولا ءخرتني الي اجل قريب فأصدق ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Adigaana Sabab U noqday Halkii Xasano Waxaa Laguu laba jibaaraa .

Waa Amaano dushaada Saaran Qiyaamane Waa lagu Weeydiin" Fadlan Qoraalkan U dir ilaa Aad Ka mid tahay Kalmada Wanaagsan Waa Haddaad dhameysay plz Alla Xuskiisa badi.

31/03/2024

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعفو عنا يا الله

Waqtigu isma badalo waqtigu wuu ku kashifa
27/12/2023

Waqtigu isma badalo
waqtigu wuu ku kashifa

07/03/2023

Waa diyaar dhamaan alaabahan faah faahin 61 2525052350 ama 252618192698

29/12/2022
27/02/2021

Shiiq mustafa xafida hullaah

Asc barqa wanaagsan Maskaxda iyo garaadka wax aqrinta baa kobcisa  aqrista noqo ama aqriste lasaaxib
03/02/2021

Asc barqa wanaagsan Maskaxda iyo garaadka wax aqrinta baa kobcisa aqrista noqo ama aqriste lasaaxib

27/06/2020

mahadsanid yasir muqtar

15/06/2020

Dadka qaar kadtasho
Qaarna kutasho
Qaarna utasho

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najmo Maxamuud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share