Abdinajib Mohamed

Abdinajib Mohamed Medical & Health

ولو كانت الدنيا تدوم لأهلها
لكان رسول الله حيًّا وباقيا
ولكنها تفنى ويفنى نعيمها
وتبقى المعاصي والذنوب كما هيا

30/08/2026

Hadii aad mudo latacaleysay xanunada kudhaca qanjirka thyroidka waxaad naga heleysa xalkisa
0618022701

30/08/2026

Xamdi maxamad oo katimid dagmada afgooye waxey mudo ladhibaned xanuun dhanka dhuunta ah gaar ahan qanjirka thyroidka

29/08/2026

Calaamadahan 5-ta ah haddii aad leedahay, Thyroid-kaaga baaritaankiisa ha dib dhigin

27/08/2026

Hadii aad mudo latacaleysay xanunada kudhaca qanjirka thyroidka waxaad naga heleysa xalkisa
0618022701
fans

24/08/2026

Maqaarkaaga ma ku aragtay finan wareegsan oo sii fidaya? Ha iska indho tirin

Munaasabad Xarig-jarka Xeyseey Polyclinic& PharmacyXalay  degmada Howlwadaag waxaa laguqabtay munaasabadda xarig-jarka X...
18/08/2026

Munaasabad Xarig-jarka Xeyseey Polyclinic
& Pharmacy
Xalay degmada Howlwadaag waxaa lagu
qabtay munaasabadda xarig-jarka Xeyseey
Polyclinic & Pharmacy.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay
marti sharaf ay kamid yihiin Maamulka Degmada Howlwadaag, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka JFS iyo Wasiiro ka tirsan
Xukuumadda JFS.
Hambalyo Xeyseey Polyclinic & Pharmacy.
Waxaan rajaynaynaa inay bulshada u noqoto
xarun caafimaad oo tayo leh.

Mas’uuliyaddu waa astaanta qofka lagu kalsoonaan karo.Qofka mas’uulka ahi wuxuu ilaaliyaa ballankiisa, wuxuu gutaa waaji...
31/07/2026

Mas’uuliyaddu waa astaanta qofka lagu kalsoonaan karo.
Qofka mas’uulka ahi wuxuu ilaaliyaa ballankiisa, wuxuu gutaa waajibaadkiisa, wuxuuna fahmaa in ficilladiisu saameeyaan dadka kale.
Mas’uuliyaddu ma aha culays, waa sharaf iyo kalsooni la kasbado.

Samafalka umada iyo midi guuxaaye
Intaba wankaga mahadcelineyna Suldaanka 5ta Somaaliyeed

31/07/2026

Cambaarta waa la xakameyn karaa—ha u oggolaan inay maqaarkaaga kufaafto cambaarta

゚viralシ

27/07/2026

Daal joogto ah, gariir gacmo iyo lugaha ah xasuusta oo daciif ah? Calaamadahan waxay noqon karaan
゚viralシ

26/07/2026

Maqaar caafimaad qaba wuxuu kordhiyaa kalsoonidaada.
Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo leh
0618022701

゚viralシ

Address

Makah Almukarramah
Mogadishu
6990

Telephone

+256788821532

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinajib Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdinajib Mohamed:

Shortcuts

Share