Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University

Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University, 21 October Road, waaberi, Mogadishu.

SNU's Faculty of Medicine and Surgery aims to gain prominence as a leading medical research and university teaching world-class, producing outstanding health care providers operating excellence in every community member.

18/05/2026

Marti Sharaf

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si rasmi ah u martiqaadaysaa Dr. Muna Hussein Hassan PHD, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, oo ka qeyb geli doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka.

Masraxa Shariif Saalax, KM4
Isniin, 18 May
3:00 PM

18/05/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta kamid noqdo madaxda hadal jeedinta ka jeedin doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan madasha kula wadaagi doonaa aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaadka, maamulka caafimaadka bulshada, iyo doorka muhiimka ah ee ay dhalinyarada caafimaadku ku leeyihiin horumarka dalka.

Waxaan sidoo kale aaminsanahay in iskaashiga u dhexeeya bahda waxbarashada iyo hayโ€™adaha caafimaadku uu laf dhabar u yahay dhismaha adeegyo caafimaad oo tayo leh.

18/05/2026

Guddoomiyaha Fulinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ahna xubin ka tirsan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—œ๐˜€๐˜€๐—ฒ (๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ), ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, ayaa kamid ah madaxda had...
18/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Dr. Cabdirahman ayaa madasha kula wadaagi doona aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaadka, maamulka caafimaadka bulshada, iyo doorka dhalinyarada caafimaadka ee horumarka dalka.

๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต ๐—”๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜†๐—ฟ ๐— ๐——, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay caafimaadka carruurta iyo dhallaanka...
18/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต ๐—”๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜†๐—ฟ ๐— ๐——, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay caafimaadka carruurta iyo dhallaanka, aas-aasaha Isbitaalka Welcare Specialty Hospital ee Muqdisho, isla markaana muddo ka badan 20 sano bare sare ka ahaa Jaamacadda Sharjah, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Prof. Asseyr waa qalinjibiyaasha ka tirsan bahda kulliyadda, taasoo madasha ka dhigeysa mid leh qiime iyo dhiirrigelin gaar ah oo ku wajahan ardayda caafimaadka.

๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜Guddoomiyaha Fulinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ahna xubin ka tirsan ...
18/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

Guddoomiyaha Fulinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ahna xubin ka tirsan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—œ๐˜€๐˜€๐—ฒ (๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ), ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ฟProfessor, Wasiir h**e ahna Agaasimaha Xarunta Dhaxal Reeb, ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ(๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ), aya...
18/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ฟ

Professor, Wasiir h**e ahna Agaasimaha Xarunta Dhaxal Reeb, ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ(๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ), ayaa kamid ah marti-sharafta iyo madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜Agaasimaha Guud ee Isbitaalka De Martino, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—บ๐—ถ๐—ป, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta q...
18/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka De Martino, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—บ๐—ถ๐—ป, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta qiimaha leh ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir, ๐——๐—ฟ. ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป, ayaa kamid ah madax...
17/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir, ๐——๐—ฟ. ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta qiimaha leh ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 18-May-2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 03:30 PM

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si weyn ugu faraxs...
17/05/2026

๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜ ๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si weyn ugu faraxsan tahay soo dhoweynta ๐—š๐˜‚๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ผ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐——๐—ฟ. ๐—ข๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐——๐˜‚๐—ณ๐—น๐—ฒ, Guddoomiyaha Guddiga Adeegyada Bulshada ee Golaha Sare, kana mid ah barayaashii h**e iyo ardeydii ka qalinjabisay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sido kale ahna dhaqaatiirta ugu macaga dheer dalka.

Prof. Dr. Osman Dufle ayaa kamid noqon doona madaxda hadal-jeedinta muhiimka ah ka jeedin doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka.

๐Ÿ“Œ ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ: Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: Isniin, 18 May 2026
๐Ÿ•’ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 3:00 PM
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Masraxa Sh. Saalax, KM4 โ€“ Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎKulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliye...
17/05/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay qabanqaabinaysaa kulan muhiim ah oo ay ka qeyb geli doonaan maamulka, ardayda, iyo marti sharaf kala duwan, si loo xoojiyo wada-shaqeynta, isfahamka, iyo horumarinta waxbarashada caafimaadka.

Madashan waxay diiradda saari doontaa wacyigelinta ardayda, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha, iyo dhiirrigelinta doorka ardayda ee horumarinta kulliyadda.

๐Ÿ“ Goobta: Masraxa Shariif Saalax, KM4
๐Ÿ—“ Taariikhda: Isniin, 18 May
โฐ Waqtiga: 3:00 PM

Dhammaan ardayda kulliyadda waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay kasoo qeyb galaan.

Address

21 October Road, Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University:

Share