Yaxye Yoonis Culusow

Yaxye Yoonis Culusow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaxye Yoonis Culusow, Medical and health, Mogadishu.

17/08/2026

Agaaaah....Boweh Dalxoreeye baa Caawa Galgacayo jooge. πŸ˜‚

Birmadaha weligaa haka shakinπŸ”₯😁

06/08/2026

Subax Wanagsan Saxibayal Soo dhawaada.Asxabteyda iso raacday aadbaa u mahadsantihiin.πŸ™

09/05/2026

Haka qeyb galin Banaanbaxyo Fowda ah o eey Wadaan Siyaasiyiin Xildoon Ah! βŒοΈπŸ™…β€β™‚οΈ

09/05/2026

Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

Jimco Mubarak Saxibayal Waa jimcohii ugu dambeyey ee bishaan Shacbaan.Rabbi Nabad iyo caafimad ha nagu gaarsiiyo.Ilaahay...
13/02/2026

Jimco Mubarak Saxibayal

Waa jimcohii ugu dambeyey ee bishaan Shacbaan.

Rabbi Nabad iyo caafimad ha nagu gaarsiiyo.Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaideysta bishan barakeysan ee qiimaha badan I.a

29/01/2026

Hambalyo Taliye Ibrahim Maxamed Maxamuud βœ…οΈπŸ‘

General Ibraahim Maxamuud oo h**e u ahaa taliyihii taakuleynta CXD ayaa hadda noqdey Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka.

Taliyaha Ibrahim waa wiil Turkey so Tababarey waa Shaqsi Academic ah wax Bartey Dhoor Luqadood ku Hadlo Af Turkey, English, Arabic, Madaama Dowlada turkey ey gacanta ku heyso Ciidanka XDS Somalia. waxeyna Rabta Qof ey iyada ku Kolson tahey. Waqti h**e ayeyna ka Dalbatey dowlada Somalia. lkn MADAXWEYNE Xasan Shiikh Hada ayuu Aqbaley Codsigii Turkey πŸ‡ΉπŸ‡·βœ…οΈ

23/01/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™

16/01/2026

Allahu akbar Cajiib Soomaaliya waa is raacdayπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’―βœ…οΈ

Madaxweyne Xasaan Sheikh oo ku dhawaad 40sana kadib noqday madaxweynihii ugu h**eeyey Ee Laascanood ka d**o astaanta qarankana loo garaacay.Ku dhowaad 40 sano kadib, waa markii ugu horreysay ee Madaxweyne Soomaaliyeed cagaha dhigo Laasacaanood,waa Maalin Taariikhi ahπŸ‡ΈπŸ‡΄

Taariikhda Caawa Laascaanood waxaa ku hoyanaya Maddaxdii ogu sarayasay somalia.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaxye Yoonis Culusow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share