Dr. Jibril

Dr. Jibril Dr. JIBRIL MEDICAL CENTER -

Is a medical Center that provides
health care services to the Somali
people and residents in the country.

They are committed to delivering
medical solutions for even the most
difficult cases for the benefit of their
patients.

23/08/2026

OGEYSIIS SHAQO FURANDr. Jibril Medical Center wuxuu raadinayaa dhakhtarad dumar ah oo leh aqoon caafimaad oo wanaagsan, ...
14/08/2026

OGEYSIIS SHAQO FURAN

Dr. Jibril Medical Center wuxuu raadinayaa dhakhtarad dumar ah oo leh aqoon caafimaad oo wanaagsan, xirfad shaqo, iyo khibrad wax-ku-ool ah, gaar ahaan Ultrasoundka haweenka.

SHURUUDAHA LOO BAAHAN YAHAY

In ay tahay dhakhtarad dumar ah.

In ay haysato shahaado caafimaad oo la aqoonsan yahay.

In ay leedahay aqoon iyo xirfad wanaagsan oo Ultrasound ah.

Ugu yaraan hal sano oo khibrad shaqo ah.

Khibrad wanaagsan oo dhinaca daaweynta iyo daryeelka bukaanka ah.

In ay tahay qof mas'uul ah, daacad ah, dulqaad badan, xirfad leh, isla markaana si wanaagsan ula dhaqanta bukaanka.

Khibrad ama xirfado dheeraad ah oo la xiriira shaqada waxay noqon doonaan faa'iido dheeraad ah.

SIDEE LOO CODSANAA?

Goobta: Excontrol Afgoye, Deynile, Muqdisho, Soomaaliya
Telefoon: +252 772 232 768

Ku soo biir kooxdayada oo qayb ka noqo xarun u heellan bixinta adeeg caafimaad oo tayo leh.

Address

Warlalis, Dayniile
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Jibril posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share