Dr.Baay

Dr.Baay Hadafkeenu waa inaan bixino daryeel caafimaad oo heer sare ah kaas oo dabooli doona isla markaana ka sarreyn doona filashadaada.

Ha dhayeelsanin qatarta ka dhalan karta Caabuqa ku dhaca xuubka Caloosha  somaliduse ay u yaqaanaan Gaas calooleedka had...
09/05/2026

Ha dhayeelsanin qatarta ka dhalan karta Caabuqa ku dhaca xuubka Caloosha somaliduse ay u yaqaanaan Gaas calooleedka hadii aan waqti h**e si sax ah loo daweynin waxaa laga dhexli karaa kansarka ku dhaca caloosha.

Subax wanaagsan arooryo suuban SaaxibayaalMaxey noo faideysaa? Cabista Biyaha badan halkaan  ka aqriso Shaxda aan soo dh...
09/05/2026

Subax wanaagsan arooryo suuban Saaxibayaal
Maxey noo faideysaa? Cabista Biyaha badan halkaan ka aqriso Shaxda aan soo dhigney siina Share garey si ah bulshadeena Ugaarto fariinteena.

Hadii aad rag tahey  da,daadu ay Gaartey 40 sano iyo wax ka badan Waa kuu muhiim in aad fariintaan Aqriso   kadibna aad ...
08/05/2026

Hadii aad rag tahey da,daadu ay Gaartey 40 sano iyo wax ka badan Waa kuu muhiim in aad fariintaan Aqriso kadibna aad bulshada usii Share-gareyso
.

Iska baar cudurada ku faafa Galmada ka hor guurkaada
07/05/2026

Iska baar cudurada ku faafa Galmada ka hor guurkaada

07/05/2026

Caabuqa ku dhaca kaadi Mareenka hadii aan la  daweyn Maxuu ku sababi karaa? Rag iyo dumarba
06/05/2026

Caabuqa ku dhaca kaadi Mareenka hadii aan la daweyn Maxuu ku sababi karaa?
Rag iyo dumarba

06/05/2026

Wariyenimadu dulqaad badan ayey ubaahantahey.

Waaberi Hospital “Neefta (Asthma) waa la xakameyn karaa—neefsi xor ah ku noolow adigoo daryeel sax ah qaata.”
05/05/2026

Waaberi Hospital
“Neefta (Asthma) waa la xakameyn karaa—neefsi xor ah ku noolow adigoo daryeel sax ah qaata.”

Gabartaan oo  baraha bulshada Aad looga garanayey ayaa Dhawaan dowladu u fidisey kaalmo caafimaad wadanka Talayaaniga  w...
04/05/2026

Gabartaan oo baraha bulshada Aad looga garanayey ayaa Dhawaan dowladu u fidisey kaalmo caafimaad wadanka Talayaaniga waxaan arkayey dad Durba war aan xaqiiqdiisa la Ogeyn faafinayaan waxaan rabaa Bulashada baraha buldhada i. Ay ixtiraamaan dareenka Caafimaadka gabadhaan Bukaanka ah iyo tan qoyskeedaba Maxaayeeley wararka been Abuurka ah saameyn qatarteeda Wadata ayey leedahey.

Waaberi Hospital 📞📞📞
04/05/2026

Waaberi Hospital 📞📞📞

Hadii aad la nooshahey cudurka macaanka nuucyadiisa type one iyo type two maraliba ay kacsantahey sokortaada waxaad u ba...
04/05/2026

Hadii aad la nooshahey cudurka macaanka nuucyadiisa type one iyo type two maraliba ay kacsantahey sokortaada waxaad u baahantahey talo waqti h**e ah
Hadaba booqo Waaberi Hospital halkaa waxaa ka howlgla Dr.Baay oo ah khabiir cudurada guud iyo lataliye cudurada raaga oo sokorta ka mid tahey.

Address

Maka Almukaramah
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Baay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr.Baay:

Share