03/06/2026
💙👶 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨 𝐑𝐚𝐣𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐊𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡
𝐌𝐚𝐦𝐚 𝐇𝐢𝐛𝐚 waxay ka sheekeynaysaa sida gabadheeda oo lakeenay Mogadishu Specialist Hospital iyadoo xaalad halis ah ku jirta ICU-da Carruurta (PICU) lageliyay ay maanta u heshay caafimaad iyo daryeel tayo leh.
✨ Caafimaadka ilmahaaga ha sugin inuu sii xumaado.
📞𝟗𝟔𝟗𝟔 Ballan qabso maanta oo la tasho dhakhaatiirteena takhasuska leh.
See less