17/05/2026
Ku soo dhowaada MAAL Technology Services
Waxaan bixinaa adeegyo casri ah oo dhinaca ammaanka iyo tiknoolajiyada ah gudaha Soomaaliya. Waxaan ku takhasusnay rakibidda CCTV Cameras, Wireless 5G Cameras, IP Cameras, DVR & NVR Setup, Network Solutions, Intercom Systems, iyo dayactirka qalabka security-ga.
Waxaan diyaar u nahay inaan ilaalino guryaha, shirkadaha, xafiisyada, dukaamada, iyo goobaha ganacsiga adigoo helaya adeeg tayo sare leh iyo taageero farsamo oo lagu kalsoon yahay.
✔ CCTV Camera Installation
✔ Wireless 5G CCTV Systems
✔ Network & Internet Setup
✔ Intercom Installation
✔ Remote Mobile Viewing
✔ Maintenance & Technical Support
MAAL Technology Services
“Secure Today, Protect Tomorrow”
📞 613082123
📞 770 752 270