Hon Abdirahman Abdullahi Liiban

Hon Abdirahman Abdullahi Liiban 🩺 Nursing Student 📚 Studying Health Science & Nursing 💙 Future healthcare worker, helping lives

26/06/2026

🩺 “Caafimaadku waa hanti aan lacag lagu iibsan karin 💚”

Digniin Khatareed.Xilliyada roobka waxaa dhaca khataro ay sababaan korontada iyo baallayaasha xiriiriya xarkaha korontad...
24/04/2026

Digniin Khatareed.

Xilliyada roobka waxaa dhaca khataro ay sababaan korontada iyo baallayaasha xiriiriya xarkaha korontada, dad iyo duunyo ayaa mararka ku naf waaya, sidaas darteed waa in aan ka digtoonaannaa.

Xarumaha waxbarashadu waa inay wacyigelin dheeraad ah ardayda ku siiyaan ka digtoonaanta dhibaatooyinka korontada xilli roobaadka iyo ka fogaanshaha baallayaasha xiriiriya xarkaha korontada oo laga yaabo inay danabaysan yihiin, sababi karaanna geeri deg deg ah.

20/02/2026
20/02/2026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdirahman Abdullahi Liiban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hon Abdirahman Abdullahi Liiban:

Shortcuts

Share