Baraka Hospital

Baraka Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baraka Hospital, Medical and health, Warshada Caanaha Degmada Hodan, Mogadishu.

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ-๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—ž๐˜‚ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ.La Kulan Dr. Mohamed Dahir Adan, Dhakhtarka Cudurrada Guud Ee Baraka ...
06/09/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ-๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—ž๐˜‚ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ.
La Kulan Dr. Mohamed Dahir Adan, Dhakhtarka Cudurrada Guud Ee Baraka Hospital, Oo Leh In Ka Badan 15 Sano Oo Waayo-Aragnimo Caafimaad ah.
๐Ÿฅ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฆ๐—ถ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—จ ๐—›๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ-๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ž๐˜‚ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho.
๐Ÿ“ž +252 61 3992225 | +252 61 3992224

05/09/2026

๐—ž๐—˜๐—Ÿ๐—ฌ๐—จ๐—›๐—จ ๐—ช๐—”๐—” ๐—”๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—ฆ๐—ž๐—” ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐— ๐—”๐—”๐——๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—” ๐Ÿซ˜๐Ÿ’š

Kelyuhu waxay door muhiim ah ka qaataan sifaynta dhiigga, ka saarista qashinka jirka, iyo ilaalinta dheellitirka biyaha iyo cusbada jirka.

Daryeel kelyahaaga, ilaali caafimaadkaaga. ๐Ÿ’š

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎCaafimaadka hooyadu wuxuu saldhig u yahay caafimaadka ilmaha iyo mustaqbalka qoyska. ...
05/09/2026

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ
Caafimaadka hooyadu wuxuu saldhig u yahay caafimaadka ilmaha iyo mustaqbalka qoyska.
Sidaas darteed, hooyada uurka leh waxay u baahan tahay daryeel joogto ah, cunto nafaqo leh, nasasho ku filan iyo baaritaanno caafimaad oo joogto ah.

Waaxda Hooyada iyo Dhalmada ee Baraka Hospital waxay kuu diyaar u tahay daryeel caafimaad oo ammaan ah, tayo leh, iyo dhakhaatiir khibrad leh.

Hooyo, ku aamin caafimaadkaaga iyo badbaadada ilmahaaga Baraka Hospital
๐Ÿ“ Baraka Hospital, Muqdisho
๐Ÿ“ž 0613922225 / 0613922224



05/09/2026

Bukaan Gaas Calooleed 20 sano la dhibanaa oo lagu daweeyay isbitaalka Baraka- Gaaska waa cudur hadaan la daweyn keeni nabaro caloosha ku sameysma.
Baraka hospital ku dooro Aqoon,Qibrad iyo Dawo tayo leh.
Nagala soo xariir numberka 61 3922225

03/09/2026

Hadaba h**e u soo gaar Baraka Hospital waxa uu ku yaalaa warshada-caanaha waxii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir lambarka:0613922225 ama 3335

03/09/2026

Haddii aad ku aragto ilmahaaga calaamadaha aan soo sheegnay, ha sugin!
Soo booqo Baraka Hospital si aad u hesho daaweyn, daryeel iyo talooyin caafimaad oo sax ah, si ilmahaagu u helo caafimaad buuxa .
๐Ÿ“ž Faahfaahin & Ballan: 0613922225 ama 3335
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho


Baraka Hospital waxaa diyaar kugu ah khabiir ku takhasusay daawaynta iyo qurxinta afka & ilkaha.Soo booqo dhaqtarka si a...
02/09/2026

Baraka Hospital waxaa diyaar kugu ah khabiir ku takhasusay daawaynta iyo qurxinta afka & ilkaha.
Soo booqo dhaqtarka si aad u hesho ilko nadiif ah iyo dhoola-caddeyn dabiici ah!
๐Ÿ“ Goobta: Baraka Hospital, Muqdisho
๐Ÿ“ž Lambarka: 0613922225 / 0613922224



02/09/2026

Daal joogto ah, tamar yari ama dareen aan fiicnayn mararka qaar waxay noqon karaan calaamado muujinaya in jirkaagu u baahan yahay taageero dheeraad ah.
Ozone Therapy waa daaweyn casri ah oo lagu taageero caafimaadka guud laguna xoojiyo awoodda dabiiciga ah ee jirka.
Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah ama u qabsato ballan.
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho
๐Ÿ“ž 0613922225 / 3335

02/09/2026

๐—›๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—ต๐˜‚ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ.
Caabuqa mindhicirradu wuxuu sababi karaa dhibaatooyin kala duwan oo saameeya dheefshiid xumo iyo caafimaadka guud.
Haddii aad isku aragto:
โœ”๏ธ Calool xanuun soo noqnoqda
โœ”๏ธ Shuban ama saxaro aan caadi ahayn
โœ”๏ธ Dhiig ama xab ku jira saxarada
โœ”๏ธ Miisaanka oo hoos u dhaca
Waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtarka Uur-ku-jirta.
Qabso ballantaada maanta. ๐Ÿ“ž 0613922225 | 3335

01/09/2026

Haddii aad ku aragto ilmahaaga calaamadaha aan soo sheegnay, ha sugin!
Soo booqo Baraka Hospital si aad u hesho daaweyn, daryeel iyo talooyin caafimaad oo sax ah, si ilmahaagu u helo caafimaad buuxa .
๐Ÿ“ž Faahfaahin & Ballan: 0613922225 ama 3335
๐Ÿ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho


See less

Address

Warshada Caanaha Degmada Hodan
Mogadishu

Telephone

+252613922225

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baraka Hospital:

Shortcuts

Share