Ileys caafimaad Health Center

Ileys caafimaad Health Center cupping therapy
massage therapy
phythiotherapy

29/08/2026

ka faa'iideyso qiime dhimis balaaran oo ay samaysay Ileys-Caafimaad Heath Center and Dental Care muqdisho

ma u baahnayd goob aad uga bogato danahaaga sawaynta iyo daryeelka ilkaha, dabcan haa' soo booqo Ileys-Caafimaad Heath C...
24/08/2026

ma u baahnayd goob aad uga bogato danahaaga sawaynta iyo daryeelka ilkaha, dabcan haa' soo booqo Ileys-Caafimaad Heath Center and Dental Care muqdisho Degmada Hodon isgoyska Banaadir Kasoo Horjeedka Wakaaladdii Biyaha.

09/08/2026

🚨Haddii aad doonaysay Adeegga Caafimaad ee afka iyo ilkaha, ✨️ balse aadan Ileys-Caafimaad Heath Center and Dental Care soo booqan ogow weli wax badan ayaa kaa dhimman???☪️✅️







06/08/2026

😭Dhibaatada laga dhaxlay cuntada aan caafimmasdka lahayn‼️ waxa ugu fiican ee aad ku xallin waa hab-daweynta dabiiciga ah sida Toobinka, Daliigga iyo Jucjucinta🫅🚨










✨️🙏haddii aadan is toobin😍 Caafimaadkaaga k**a aadan dadaalin sida runta ah🙏                                            ...
03/08/2026

✨️🙏haddii aadan is toobin😍 Caafimaadkaaga k**a aadan dadaalin sida runta ah🙏










✅️Qaybta Afka iyo ilkaha ee Ileys Caafimaad Heath Centre and Dental Care muqdisho waxaan kusoo kordhinnay raajo casri ah...
30/07/2026

✅️Qaybta Afka iyo ilkaha ee Ileys Caafimaad Heath Centre and Dental Care muqdisho waxaan kusoo kordhinnay raajo casri ah oo asd ku helayso lacag la'aan ama bilaash ee mar uun soo booqo.👀








👇Isku dawaynta habka dabiiciga ah waa sida ugu wanaagsan ee aan naftaada ku dabiibi karto saamaun la'aan.✅️Daliigguna wa...
28/07/2026

👇Isku dawaynta habka dabiiciga ah waa sida ugu wanaagsan ee aan naftaada ku dabiibi karto saamaun la'aan.
✅️Daliigguna waa midka ugu habboon ama ugu horreeya dawaynta dabiiciga ah.‼️





✅️👇🔥haddii quruxdaada larabto in ay soo noqoto soo booqo Ileys-Caafimaad Dental Care 🇸🇴
25/07/2026

✅️👇🔥haddii quruxdaada larabto in ay soo noqoto soo booqo Ileys-Caafimaad Dental Care 🇸🇴






Maaddaama ay bateen dawooyinka aan tayadoodu wanaagsanayn maxaa kaa hortaagan in aan isku dawayso Daliigga Toobinka iwm,...
21/07/2026

Maaddaama ay bateen dawooyinka aan tayadoodu wanaagsanayn maxaa kaa hortaagan in aan isku dawayso Daliigga Toobinka iwm, soo booqo Ileys-Caafimaad Heath Center and Dental Care.







Caafimaadku wuxuu ku jiraa in aad jirkaaga ka saarto Unugyada dhintay iyo wixii dheeri ku ah inta aad awooddo, Cun Cunto...
19/07/2026

Caafimaadku wuxuu ku jiraa in aad jirkaaga ka saarto Unugyada dhintay iyo wixii dheeri ku ah inta aad awooddo, Cun Cunto Caafimaad leh, Samee jimicsi, ku dadaal toobinka oo ha moogaan.

0615944449, 0619122359





Address

Afgooye Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys caafimaad Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ileys caafimaad Health Center:

Shortcuts

Share