12/08/2026
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamman bulsha waynta ku dhaqan Gobolka Banadir iyo nawaaxigoisa waxaa la ogaysiinaya in xaruunta caafimaad Faaysang Polyclinic Center oo aad ugu barateen adeeg caafimaad oo tayo leh, laga dhigay computer-ka uur ku jirta laga dhigay maalinka Khamiista laga dhigay lacag la'aan, keliya waxaad soo jaranaysaa numberka.