Mogadishu Medical And Training Center

Mogadishu Medical And Training Center Xarunta tababarka Caafimaad Ee Mogadishu Waxey Si rasmi ah U bilowdey In ay Bixiso Tababaro Caafima

Ascww. Waxaa dhammaan ardeydii isu diiwaan gelisay koorsada ECG iyo Ultrasoundka lagu wargelinayaa in codsi noogaga yimi...
13/12/2023

Ascww. Waxaa dhammaan ardeydii isu diiwaan gelisay koorsada ECG iyo Ultrasoundka lagu wargelinayaa in codsi noogaga yimid ardeyda qaarkood in bilowgii casharada Dib loo dhigay ayna bilaaban doonaan ilaah idinkiis 27/12/2023 saacadu Markey tahay 8 saac galabtii. Mahadsanidiin .waxii faah faahin ah wac . 0619998830

Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali u...
04/12/2023

Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali ugu tarjumay buuga caanka ah ee ECG made easy ee uu qoray J. Hampton uu bilaabayo dhowaan ECG course. Cidii daneyneyso fadlan is qorista wey socotaa ee yaan lagaa buuxin. Wixii faahfaahin kala xiriir 0619998830 ama 0617328507 ama nagu soo booqo Xarun Xamar Jajab Buundo 2 baad

Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali u...
04/12/2023

Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali ugu tarjumay buuga caanka ah ee ECG made easy ee uu qoray J. Hampton uu bilaabayo dhowaan ECG course. Cidii daneyneyso fadlan is qorista wey socotaa ee yaan lagaa buuxin. Wixii faahfaahin kala xiriir 0619998830 ama 0617328507 ama nagu soobooqo Xarunteena xamar Jajab Buundo 2 baad

03/12/2023
Ka mid noqo bahda Momet oo hel tababar caafimaad oo tayo leh
03/12/2023

Ka mid noqo bahda Momet oo hel tababar caafimaad oo tayo leh

03/12/2023

New ultrasound Course -

Admission Open 1/12/2023

Close 14/12/2023

Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0619998830 Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Xamar Jajab Buundo Labaad

17/05/2021

New ultrasound Course - Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972 ama Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Warta Nabada, Laba Dhagax, Kasoo Horjeedka Masjid Al Saxaba 3 Ama Dhismaha Foorno Hilaac

Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Courso Nursing & First Aid
17/05/2021

Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Courso Nursing & First Aid

Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Coursoyib cusubDiploma in laboratoryDiploma in NursingDiploma in UltrasoundDiploma ...
17/05/2021

Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Coursoyib cusub

Diploma in laboratory
Diploma in Nursing
Diploma in Ultrasound
Diploma in Midwifery

New Course   Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972 ama Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada...
17/05/2021

New Course


Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972

ama

Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Warta Nabada, Laba Dhagax, Kasoo Horjeedka Masjid Al Saxaba 3 Ama Dhismaha Foorno Hilaac

New Course Diploma in laboratoryFadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972 ama Nagusoo Booqo...
17/05/2021

New Course
Diploma in laboratory

Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972

ama

Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Warta Nabada, Laba Dhagax, Kasoo Horjeedka Masjid Al Saxaba 3 Ama Dhismaha Foorno Hilaac

Address

Xamar Jajab, Buundada Labaad
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252617328507

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Medical And Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mogadishu Medical And Training Center:

Share