Buugga Go'aan Adag

Buugga Go'aan Adag Bogga Rasmiga Ee Buugga Go'aan Adag

14/05/2026

Marwo Zeinab Abdillahi , Madaxa Xiriirka Dadweynaha Isbitaalka Yardimeli oo kalmad Muhiim ah ka jeedisay Xafladda Buugga Go'aan Adag.

13/05/2026

Samafala Daahir Cali Kulmiye, aasaasaha iyo gudoomiyaha Guud ee hey'adda Samafalka Trust.

'aan Adag

12/05/2026
12/05/2026

Waxa uu ahaa habeen qiimo badan oo kulmiyay dhalinyaro han sare ka leh nolosha. Intuu maanku gaajeysanyahay guuli waa wali. BUUGGA GO'AAN ADAG.

11/05/2026

Madal kulmisay marti sharaf kala duwan. Bandhigga Buugga Go'aan Adag

Sharaf weyn ayay innoo tahay in uu kamid yahay martideenna bandhigga Buugga Go'aan Adag, Xoghayaha Degmada Hodan Mudane ...
09/05/2026

Sharaf weyn ayay innoo tahay in uu kamid yahay martideenna bandhigga Buugga Go'aan Adag, Xoghayaha Degmada Hodan Mudane Nuur Ahmed Abdinaasir

Guji linkigan whats apka si aad uga qeybgasho bandhigga
https://chat.whatsapp.com/Esb96arz4QzFuEeukblVK4

Address

Bal'ad Road/Yaqshid-Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buugga Go'aan Adag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share