Somaliweyn Hospital

Somaliweyn Hospital Isbitalka somaliweyna waxa uu u taaganyahay badbaadinta bulshada somaliyeed meelkaste oo ay jogaan.

23/08/2026

Farxadeeda waxey ku cabirto ayey weysay samirkeeeda iyo dadaalkeeda ilaah wuu ku guuleeyay adigana maxaa kaa hortaan marwo?

23/08/2026

Allaa Awlaada Bixiyo Dadaalkana Waa Muhiim Xaliimo Xasan Maxamed Waxey Dadaalkeeda Iyo Daaweynteena Iyo Raali ahaanshaha Alle Ku Heshay Awlaad Ay Inbadan Raadineesay

22/08/2026

Hibaaq Waxa ay ka marag fureysaa daryeelkii iyo daawada uu alle ka siiya isbitaalka somaliweyn

16/08/2026

Dhiiga Caadada Hadaa Iska Weysid Sababo Badan Ayuu Ku Maqnaan Karaa Kaliya Uur Inuu Jiro Ha Moodin

09/08/2026

Xanuun aad umaleyneeso insurance dhiig caado yahay ayaa noqon kara qatara halis ah oo u baahan in waqti h**e la ogaado

08/08/2026

Calaamadahan Hadii Aad Isku Aragto Fadlan Deg Deg Kusoo Gaar Isbitaalka Somaliweyn Oo Lakulan Dr Maryan Cali

02/08/2026

Xaaladan Dumarka Oo Dhan Wey Wada Sugeeysaa Waxaana Hubaal Ah Iney Wada Marayaan Men.....

29/07/2026

Cudurkaan Waxuu Uu Noqon Karaa Sababta 1aad Oo Aad Uur Qaadi La'dahay

27/07/2026

5taan Hadii Aad Kamid Tahay Halis Waxaad Ugu Jirtaa In Dhiig Kayimaado Minkaaga

20/07/2026

Waxaad Sixir Mooday Waa Cudur Imow Isbitaalka Somaliweyn Oo Hel Daryeel Lasocod Iyo Daaweyn Kugu Haboon

Address

Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252615184387

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliweyn Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share