Loris Parfum Somalia

Loris Parfum Somalia Loris parfum Somalia โ€“ Waa Laan rasmi ah oo ka tirsan Loris Perfume Turkey, oo keenta carafyo caalami ah oo tayo sare leh.

Loris โ€“ Caraf kuu hadla, adna kaa dhigaya xusuus aan la iloobi karin.

Ciid wanaagsan ๐ŸŒผWaxaan hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaagayaa dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan...
19/03/2026

Ciid wanaagsan ๐ŸŒผ

Waxaan hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaagayaa dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.

25/02/2026

Ramadan waa waqti barako leh, waana waqtiga ugu habboon in gurigaaga iyo goobtaada lagu dareemo caraf gaar ah oo dejinaya qalbiga.

Carafyo kala duwan โ€“ fruity, fresh, iyo nature-inspired โ€“ oo abuura jawi deggan, nadiif ah, isla markaana soo jiidasho leh, kana dhigaya meel kasta mid lagu raaxeysto.

Dhamaan umadda Islaamka gaar ahaan Dadyoowga Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyeeneynaa curashada bisha barakeysan ee Ramada...
18/02/2026

Dhamaan umadda Islaamka gaar ahaan Dadyoowga Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyeeneynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadan.

Ramadaan Mubarak๐ŸŒ™

Company-ga Loris Perfumes waxaad ka helaysaa perfume-ka aad isticmaasho oo Company-ga Loris ah.Nagala soo xiriir WhatsAp...
07/01/2026

Company-ga Loris Perfumes waxaad ka helaysaa perfume-ka aad isticmaasho oo Company-ga Loris ah.

Nagala soo xiriir WhatsApp:
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/+252617954033

Juma mubarak ๐ŸŒธCaraftu waa Udgoon qurux badan oo kamid waxyaabaha uu islaamku dhiirrigeliyay.Nagala soo xiriir WhatsApp:๐Ÿ‘‰...
02/01/2026

Juma mubarak ๐ŸŒธ
Caraftu waa Udgoon qurux badan oo kamid waxyaabaha uu islaamku dhiirrigeliyay.

Nagala soo xiriir WhatsApp:
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/+252617954033

Waxaan ku heynaa perfume-kaaga oo loris ah.
30/12/2025

Waxaan ku heynaa perfume-kaaga oo loris ah.

26/12/2025

LORIS Perfume Somalia waxay ku wargelinaysaa dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh in qiimo dhimis dhan 25% ay kugu suubisay dhammaan udgoonnada iyo adeegyada LORIS Perfume.

Qiimo dhimistan waxay socon doontaa laga bilaabo maalinta *26-ka December* ilaa maalinta *5-ta January*.

๐Ÿ“ Goobta: Agagaarka Hotel Makah Al Mukarama
๐Ÿ“ž Call: 0617954033

Social media platforms
*Facebook* :- https://www.facebook.com/share/1AcKHwk67E/?mibextid=wwXIfr
*TikTok* :- https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-92Y2f81y8EU
*WhatsApp* :- https://wa.me/message/Y73QIGGDB3HZK1

Juma mubarak ๐ŸŒธRagg iyo Dumarba waxaan u heynaaa caraftii ku habooneed maalinta Jicmaha ๐Ÿ“Nagala soo xiriir WhatsApp:๐Ÿ‘‰ htt...
05/12/2025

Juma mubarak ๐ŸŒธ
Ragg iyo Dumarba waxaan u heynaaa caraftii ku habooneed maalinta Jicmaha ๐Ÿ“

Nagala soo xiriir WhatsApp:
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/+252617954033

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
252

Telephone

+252617954033

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Loris Parfum Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share