28/09/2026
Munassabadda maalinta wadanaha aduunka awgeedaHoryaal Hospital oo kaashanayo shirkadda Baano waxa uu lacag la'aan kaaga dhigay la kullanka dhaqtarka cudurada guud iyo wadnaha maalinta 29/09/2026.