Sahan Pathology Labs

Sahan Pathology Labs Is the of the leading laboratories in Somalia and is committed to offer reliable wide range of servic

Sahan Pathology Labs waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheeda sharafta leh, ugu hambalyeynaysaa m...
16/06/2026

Sahan Pathology Labs waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheeda sharafta leh, ugu hambalyeynaysaa munaasabadda curashada.
Sanadka Cusub ee Hijriga 1448H

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed.Sahan Pathology Labs waxay idiin rajaynaysaa Ciid farxad leh, caafimaad, nab...
26/05/2026

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Sahan Pathology Labs waxay idiin rajaynaysaa Ciid farxad leh, caafimaad, nabad iyo barako badan. Alle ha naga aqbalo cibaadadii, ducadii iyo camalkii wanaagsanaa ee maalmahan barakaysan.

Ciid wanaagsan โ€” caafimaad iyo farxad ku ciida.

Maalinta 9-aad ee Dul-Xijjah waa fursad qaali ah oo qofku ugu dhowaado Rabbigiis. Ku dadaal ducada, istighfaarta, soonka...
26/05/2026

Maalinta 9-aad ee Dul-Xijjah waa fursad qaali ah oo qofku ugu dhowaado Rabbigiis. Ku dadaal ducada, istighfaarta, soonka haddii aadan xajka joogin, iyo camal kasta oo kheyr ah.

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta fadliga Maalinta Carafo.

Haddii aad la dhibtoonayso caabuqa maqaarka ah oo marar badan kugu soo noqnoqda, waxaa muhiim ah in la ogaado sababta dh...
24/05/2026

Haddii aad la dhibtoonayso caabuqa maqaarka ah oo marar badan kugu soo noqnoqda, waxaa muhiim ah in la ogaado sababta dhabta ah. Baaritaanka KOH ama bacterial culture wuxuu kaa caawin karaa in si sax ah loo fahmo waxa keenaya caabuqa, si loo helo jawaab cad iyo tallaabada xigta caafimaad ee la qaadi karaayo.

so booqo xarunteena Sahan Pathology Labs.

๐Ÿ“ž 0610834040
๐Ÿ“ Ku dhow Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Muqdisho

Sahan Pathology Labs waxaad ka heli kartaa baaritaanka Semen Analysis, kaas oo cabbira tirada, dhaq-dhaqaaqa iyo bad-qab...
23/05/2026

Sahan Pathology Labs waxaad ka heli kartaa baaritaanka Semen Analysis, kaas oo cabbira tirada, dhaq-dhaqaaqa iyo bad-qabka shahwada, si loo helo xog caafimaad oo cad.

Nagala so xarir.
๐Ÿ“ž 0610834040
๐Ÿ“ Ku dhow Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Muqdisho

Fadliga 10-ka Maalmood ee Dul-Xijjahwaa โ€‹tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah waa fursad dahabi ah. Waa maa...
19/05/2026

Fadliga 10-ka Maalmood ee Dul-Xijjah
waa โ€‹tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah waa fursad dahabi ah. Waa maalmaha adduunka ugu fadliga badan ee camalka la sameeyaa uu yahay kan Alle (SWT) ugu jecel yahay.

Your thyroid plays a key role in your energy, mood, weight, and overall wellbeing. At Sahan Pathology Labs, we provide c...
12/05/2026

Your thyroid plays a key role in your energy, mood, weight, and overall wellbeing. At Sahan Pathology Labs, we provide complete thyroid testing with accurate, reliable results to help doctors make better clinical decisions.

Whether you are checking hormone levels, monitoring treatment, or investigating thyroid-related symptoms, our lab is ready to support your care with trusted diagnostics.

๐Ÿ“ Next to Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Mogadishu
๐Ÿ“ž Book Your Test: 0610834040

Get accurate and reliable Pap Smears & FNA Cytology services at Sahan Pathology Labs โ€” with expert cytopathology and sta...
10/05/2026

Get accurate and reliable Pap Smears & FNA Cytology services at Sahan Pathology Labs โ€” with expert cytopathology and standardized reporting you can trust.
Early screening and accurate diagnosis help protect your health and support better treatment decisions.
๐Ÿ“ next Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Mogadishu
๐Ÿ“ž Call Now: 0610834040

๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š!Peripheral Blood Smear Analysis waa baaritaan muhiim a...
29/04/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š!
Peripheral Blood Smear Analysis waa baaritaan muhiim ah oo dhakhaatiirta ka caawiya ogaanshaha iyo la socodka cudurro badan oo la xiriira dhiigga.

Ku hel baaritaan lagu kalsoonaan karo SAHAN Pathology Labs.
๐Ÿ“ Ku dhagan Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Mogadishu
๐Ÿ“ž 0610834040

๐‡๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ง๐๐ก๐จ ๐ญ๐ข๐ซ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐š!Baaritaanka buradda naaska waa tallaabo muhiim ah oo lagu oga...
27/04/2026

๐‡๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ง๐๐ก๐จ ๐ญ๐ข๐ซ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐š!
Baaritaanka buradda naaska waa tallaabo muhiim ah oo lagu ogaan karo burooyinka, kuwaas oo noqon kara kuwo aan khatar ahayn (benign) ama kansar (malignant). Ogaanshaha h**e wuxuu kordhiyaa fursadda daaweyn guul leh iyo badbaado caafimaad.

So booqo Sahan Pathology Labs si aad u hesho baaritaan sax ah oo lagu kalsoonaan karo.
๐Ÿ“ Goobta: Ku dhagan Beerta Banaadir, Hodon โ€“ Mogadishu
๐Ÿ“ž 0610834040

โšก Qaad tallaabo maanta โ€“ caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad!

Address

Hodon, Wadada Digfer, Next To Beerta Banadir
Mogadishu

Telephone

+252610834040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Pathology Labs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share