Dag degsimo online Herpal medicine

Dag degsimo online Herpal medicine Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dag degsimo online Herpal medicine, Medical and health, Mogadishu celasha, Mogadishu.

17/09/2024
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka  Cudurada gu...
17/09/2024

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka Cudurada guud

waxaad iskaga daweyn karta si fudud i.a

WhatsApp.
👇✅💻❓⁉️
WA.me/+252613 339692

Asc dhamaan asxbta waxaan idin ogaysiinaa In ay shirkada Tiens ay qaban doonto siminar wayn Oo logu tala galay bulsha wa...
15/05/2024

Asc dhamaan asxbta waxaan idin ogaysiinaa
In ay shirkada Tiens ay qaban doonto siminar wayn
Oo logu tala galay bulsha waynta somaliyed
Oo doonaya iney shaqo raadiska ku jira
Hadaa tahay shaqo doon ama aad rabto ibedel nololeed
Waad kafaa idaysan kartaaa

Welcome to join you
📞 📲 🤙 ☎️ 📵 📞 613339692 soo saarah seminar Mr ismail mohamed

https://wa.me/+252613 339692   Maxay Gale (Varicocele)?Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cu...
29/04/2024

https://wa.me/+252613 339692

Maxay Gale (Varicocele)?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele".

sababa xanunkan?
Waxa sababa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

lagu dareemo
- Bararka arooriyayaasha xuubka xaniyaha.
- Dhalma la'aan.
- Xaniinta oo xanunta.
- Culeys dhanka xaniyaha.


Waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.

Whatsappka:https://wa.me/+252613339692

Waa Maxay Kolestarool?!Kolestarool (Cholesterol) waa shay dufan ah oo jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo. Waxaa la...
14/04/2024

Waa Maxay Kolestarool?!
Kolestarool (Cholesterol) waa shay dufan ah oo jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo. Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga.
Kolestarool fara badan oo jirka ku jira wuxuu noqon karaa mid waxyeello u leh jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto cudurka wadnaha

uhayna idinkii)
Wa.me/252613339692
Nala soxiriir☝️mudane ama marwo
Call 0613339692

KUSO DHAWOOW PAGE Ka daweynta cudurada guudWAXAAN SI FUDUD KAAGA DAAWEYNEYNA DHIBATOYINKAN● BIYABAXA DAGDAGA●AWOODA TARA...
14/04/2024

KUSO DHAWOOW PAGE Ka daweynta cudurada guud

WAXAAN SI FUDUD KAAGA DAAWEYNEYNA DHIBATOYINKAN
● BIYABAXA DAGDAGA
●AWOODA TARANKA OO DACIIFTA
●XUBINTA OO GAABATA OO LASIYADINAYO SI DABIICI AH IYOKUWA KALE
Nagala so xariir WHATSAPP___https://wa.me/+252613339692

Lipid metapolic tea waa shaah Herbal ah waxaana Laga sameyey 6 geedo Oo dhiirteena dabiiciga ah wuxuuna awooda xanuun ka...
28/03/2024

Lipid metapolic tea waa shaah Herbal ah waxaana Laga sameyey 6 geedo Oo dhiirteena dabiiciga ah wuxuuna awooda xanuun kasta jidhkega ku jiraa inuu ka dhaqoo,
Wuxuu ka Hortaga kansarka ku dhaca madhaciirta,
Wuxuu ka Hortaga Kolesterool_ka iyo cudurada wadnaha
Waxay Uu fiican tahay maqaarka
Waxay fiican tahay dheefshiidka
Waxay Hormarisa habdhiska wareega dhiiga
Dadka intaa badan xanuunada Uu Nugul
Waxay ka Hortaga xidiida iney dufaan xiraan,
Yaa La siin karaa? Oo Uu ku haboon yahay!!
✅w️uxuu dawoo Uu yahay Gaas calooledka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay macaanka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay dhiikarka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay babaasirka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay Neerfaha
✅w️uxuu dawoo Uu yahay xasaasiyada
✅️uxuu dawoo Uu yahay calool fadhiga
✅w️uxuu dawoo Uu yahay ifekshiinka
✅️uxuu dawoo Uu yahay galaaha
Waa dawoo tayadeeda La hubo allna bukaano badan ku cafiyey
Wixii Fahfaahin dheeriya La xiriir whatsp:+252613339692

Address

Mogadishu Celasha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dag degsimo online Herpal medicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share