Dr.Abdullahi Farah Asseyr

Dr.Abdullahi Farah Asseyr MD. Consultant Pediatrician & Neonatologist ,Pediatric Allergy Fellowship. Prof. Pediatrics

26/05/2026
19/04/2026

🏥 Isbitaalka Takhasusiga ah ee Welcare

Waxaan si sharaf iyo farxad leh hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Dr. Mohamed Abdullahi Gaaladiid, Guddoomiyaha Fulinta ee SNAPH, oo loo doortay inuu NHPC ku matalo isbitaallada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed.

Tani waa guul weyn oo ka tarjumaysa kalsoonida, hogaaminta, iyo aqoonta uu u leeyahay horumarinta adeegyada caafimaadka dalka. Doorashadiisa waxay dhiirrigelin u tahay dhammaan bahda caafimaadka, waxayna xoojinaysaa doorka muhiimka ah ee isbitaallada gaarka loo leeyahay ay ku leeyihiin horumarka caafimaad ee Soomaaliya.

Isbitaalka Takhasusiga ah ee Welcare wuxuu u rajeynayaa Dr-ka guul, horumar iyo waxqabad muuqda oo uu ku gaarsiiyo himilooyinka sare ee laga filayo.

👏 Hambalyo mar kale!

16/04/2026
23/02/2026

Welcare Specialty Hospital

Address

Km5 Dikfer Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdullahi Farah Asseyr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr.Abdullahi Farah Asseyr:

Share