Himilo Hospital - Galdogob

Himilo Hospital - Galdogob Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Hospital - Galdogob, Medical and health, Mogadishu.
(1)

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ,
๐†๐š๐ฅ๐๐จ๐ ๐จ๐›, ๐Œ๐ƒ๐† ๐๐‹ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š
Tell: โ˜Ž๏ธ 090-5564992 /5564982
HOOYADA & DHALLAANKA
QALLIIMADA GUUD
CUDURRADA GUUD & CARRUURTA
DHAKHTARKA NEERFAHA & MADAXA
D- X-RAY/ULTRASOUND/ ECG

Fursad caafimaad oo beerkaaga muhiim u ah ka faa'iidaysoโฌ‡๏ธ
28/07/2026

Fursad caafimaad oo beerkaaga muhiim u ah ka faa'iidaysoโฌ‡๏ธ

๐—ซ๐˜‚๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ
- ๐Ÿฎ๐Ÿด ๐—๐˜‚๐—น๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ -

Beer xanuunku ( ) waa caabuq inuu ku dhaco beerka waxaa keena waxyaalo kala duwan oo ay ka mid tahay Fayrasyada caabuqa beerka ee A, B, C & D (Viral Hepatitis).

Maanta hubi caafimaadka beerkaaga, Himilo Hospital Galdogob maanta munaasabadda awgeed waxaa bilaash u ah baarista cagaarshowga B (Hepatitis B ) qof kasta oo qaadanaya tallaalka 1aad ee xanuunka, sidoo kale waxaa qiimihiisa kala bar la dhimay tallaalka

Ka faa'iidaysi wacan๐Ÿ“ข

25/07/2026
๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐คi ๐๐ž๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐ก๐š & ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ ๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Ž- ๐“๐€๐‘๐€๐๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐€ Ku takhasusay ayaa imaanaya 5 ta Agoosto.
24/07/2026

๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐คi ๐๐ž๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐ก๐š & ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ ๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Ž- ๐“๐€๐‘๐€๐๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐€ Ku takhasusay ayaa imaanaya 5 ta Agoosto.


Ilmahaaga ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐ฎ maka daahay waxaa 5 ta bisha 8aad imaanaya dhakhaatiirtii aad u abbaari lahayd:
๐Ÿ. ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐Ÿ๐š๐ก๐š
Dr. Ca dirisaaq Xuseen, Neurologist

๐Ÿ. ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Ž๐“๐€๐‘๐€๐๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐€ & ๐‰๐ข๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š
Dr. Owalla Asenith, Physiotherapist.

20/07/2026

: Daawo muuqaalka โฌ‡๏ธ siina fadlan

Bogga cusub   saarโฌ‡๏ธ , soona saadaali cayaarta Finalka ee World Cup
19/07/2026

Bogga cusub saarโฌ‡๏ธ , soona saadaali cayaarta Finalka ee World Cup

15/07/2026

๐ŸŽฏSAADAALI OO KU GUULAYSO $10

SHURUUDAHA:
1.Share dheh Post ga
2.Follow dheh page ka
3.Like Saar Post ga

FG: Saadaalinta waxa ay ku egtahay 10:00 pm oo Caawa ah kolka ciyaar ta la baasto.

Ku xirnoow bogeenna cusubโฌ‡๏ธ
11/07/2026

Ku xirnoow bogeenna cusubโฌ‡๏ธ

๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—น-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Best Staff Award : Bisha June 2026

: Axmad Cali Jaamac, oo ah madaxa Security isbitaalka โœจ๏ธ.

Isbitaalka Himilo Hospital Galdogob bil walba wuxuu guddoonsiiyaa qaybta ugu wanaagsan marka la eego habraaca isbitaalka hawl-wadeenka ugu wanaagsan qaybtaaa abaalmarin (Best Staff award)

11/07/2026

bogeenna cusubโฌ‡๏ธ

Akhyaarta nagu xiran fadlaan   saara bogeenn cusubโฌ‡๏ธ
09/07/2026

Akhyaarta nagu xiran fadlaan saara bogeenn cusubโฌ‡๏ธ

NAGALA SOO XIRIIR: 090 5564992

Boos shaqo - Jago ka bannaan isbitaalka.
08/07/2026

Boos shaqo - Jago ka bannaan isbitaalka.

- boos shaqo bannaan.

Booska : Shaybaariste (1)
Shuruudaha :
1. Shahaado degree shaybaar ah
2. khibrad shaqo ugu yaraan 1sano jaamacadda kaddib.
3. boos u furan rag & dumar ba.

Isbitaalka himilo wuxuu ku yaal magaalada Galdogob , waxaad uga barateen fursad siinta xirfadlayaasha caafimaadka si xor iyo tartan ah, waxaad documents kiina (Updated CV, degree certificate & Application letter) keeni kartaan xafiiska soo dhawaynta isbitaalka ama iyagoo one file ah ku dir whatsapp: +252905564982.

Himilo Hospital,
Admin & Finance Office.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252905564982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Hospital - Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo Hospital - Galdogob:

Shortcuts

Share