Dr. Koshin

Dr. Koshin this page is my official page that i use for Delivery Eye services, community awareness programs and sharing of my experience.

30/04/2026

Sharaf ay noo tahay inan sagaootino walaheen noogu yimid inay walalod caawiyaan


Following

Waxaa si rasmi ah uga bilowday Banadir Hospital olole daaweyn iyo qalliimo indhafiiqis ah oo lacag la’aan ah, kaas oo lo...
25/04/2026

Waxaa si rasmi ah uga bilowday Banadir Hospital olole daaweyn iyo qalliimo indhafiiqis ah oo lacag la’aan ah, kaas oo loogu talagalay in bulshada Soomaaliyeed ee qaba xanuunnada indhaha loo fidiyo adeeg caafimaad oo tayo leh.
Ololahan waxaa fulinaya Dr. Koshin iyo dhaqaatiir khubaro ah oo ka socda hay’adda Yeryüzü Doktorları ee Turkiga.
Ololahani wuxuu soconayaa 21 April ilaa 10 May 2026. Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed lagu wargelinayaa inay ka faa’iideystaan fursaddan qiimaha leh.

Free Eye Camp. Banadir Hospital FMOHOlolaha Raja soo celinta Arraga 2026
25/04/2026

Free Eye Camp. Banadir Hospital FMOH
Ololaha Raja soo celinta Arraga 2026

Free Eye Camp. Banadir Hospital FMOHOlolaha Raja soo celinta Arraga 2026
25/04/2026

Free Eye Camp. Banadir Hospital FMOH
Ololaha Raja soo celinta Arraga 2026

Waa ku mahadsantihiin inaan gaarno 15k oo flowersThank you for continuing support. I could never have made it without ea...
21/04/2026

Waa ku mahadsantihiin inaan gaarno 15k oo flowers

Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

16/04/2026

Free Eye Camp - Galkacyo

Ololaha Rajada Dib usoo celinta Arraga 2026

Waxan socdo wajigii labaad indhafiiq lacag la’aan ah
Fadlan ka faaidayso oo gaarsii saaxiibada iyo dariskaada

12/04/2026

Ololaha Rajada Dib usoo celinta Arraga 2026

Daahfurka edeegyada Samafalka ee indhafiiqa
Waxaan Gaari doonaa dhamaan deegaanada Somalidu Degto waxaana ka faaidaysan doono 3000 oo qaliin ah

Fadlan ka faaidayso oo gaarsii saaxiibadaa adeegyadeena Samafalka ee indhaha

Kalana xariir Whatsupka : +25261 5788106

Wargalin muhiim ah Dr mohamed Abdullahi koshin  oo ah dhaqtar ku takhasusay indhaha kana howlgalo   ayaa dib u bilaabay ...
23/03/2026

Wargalin muhiim ah

Dr mohamed Abdullahi koshin oo ah dhaqtar ku takhasusay indhaha kana howlgalo ayaa dib u bilaabay adeegyadii Samafalka ahaa ee qaliimada iyo Daweunta indhaha.
Fadlan horey ugaar national eye hospital laamiyaraha Zoobe.

Sharaf ay noo tahay inaan bulshadeena u adeegno
17/12/2025

Sharaf ay noo tahay inaan bulshadeena u adeegno

12/12/2025

Free Eye camp - Fik Distric.
Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Ololaha Rajada Dib usoo Celinta Arraga.
Kusaliya nabigeena SCW

Address

Zoobe
Mogadishu

Telephone

+252615788106

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Koshin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr. Koshin:

Share