Magan Pharma & Health Care

Magan Pharma & Health Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Magan Pharma & Health Care, Pharmaceutical Company, Bakaaro, Mogadishu.

Waxaan nahay magan pharma & health care shirkadda hormuudka u ah dawooyinka tayo sare leh, la hubo, laguna kaydiyo si waafaqsan heerarka caafimaadka caalamiga ah.

Life Appetite Syrup – Furaha rabitaanka cuntada! 🍎Ma dareemaysaa in cunugaaga ama adiguba aadan lahayn rabitaan cunto?Li...
08/04/2026

Life Appetite Syrup – Furaha rabitaanka cuntada! 🍎
Ma dareemaysaa in cunugaaga ama adiguba aadan lahayn rabitaan cunto?
Life Appetite Syrup waa sharoobo nafaqo leh oo ka caawineyso

Dalbo hadda:

Naga so xariir
+252 612333470
+252 61 111854

Hal meel oo aad ka heli karto dawo tayo leh. πŸ’Š

Maalinka Jimcaha waa maalin kheyr iyo barako leh ooMuslimiintu ku kulmaan masjidka
02/04/2026

Maalinka Jimcaha waa maalin kheyr iyo barako leh oo
Muslimiintu ku kulmaan masjidka

πŸ„ ISKUFILAN – Xalka caafimaadka xoolahaaga 🐐Ma rabtaa xoolo caafimaad qaba oo si fiican u kora? ISKUFILAN waa daawo tayo...
29/03/2026

πŸ„ ISKUFILAN – Xalka caafimaadka xoolahaaga 🐐
Ma rabtaa xoolo caafimaad qaba oo si fiican u kora? ISKUFILAN waa daawo tayo sare leh oo ka hortagta kana daaweysa gooryaanka iyo cudurrada gudaha iyo bananka ee saameeya lo’da, ariga. geela iyo idaha.
βœ… Waxay ka ilaalisaa xoolaha dulinnada
βœ… Waxay kor u qaadaa caafimaadka iyo wax soo saarka

πŸ“ Nagala soo xiriir:
πŸ“ž +252 612333470
πŸ“ž +252 61 111854

πŸ“Œ Bakaaro Howlwadaag, Muqdisho – Soomaaliya

ISKUFILAN – Daryeelka ugu fiican ee xoolahaaga πŸ’ŠπŸ„

πŸ’‰ CEFTRIAXONE 1G – Hadda Dalbo, Hadda Hel! πŸ’‰Ma u baahan tahay antibiyootik tayo leh oo degdeg kuu soo gaaraya?Ceftriaxon...
24/03/2026

πŸ’‰ CEFTRIAXONE 1G – Hadda Dalbo, Hadda Hel! πŸ’‰
Ma u baahan tahay antibiyootik tayo leh oo degdeg kuu soo gaaraya?
Ceftriaxone 1g waa dawo lagu kalsoon yahay oo loo isticmaalo daaweynta caabuqyo kala duwan.
βœ… Tayo la hubiyay
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Hadda dalbo – isla maanta hel
βœ… Adeeg degdeg ah
πŸ“ž Nala soo xiriir +252 61 1111854
🚚 Gaarsiin degdeg ah ayaa diyaar ah
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena!

Ciid Wanaagsan, waxaan macaamiisheena iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.Waxaan Al...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan, waxaan macaamiisheena iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan sameenay bishii Ramadaan.


🍼 Baby Grow Up Drops – Xalka Korriimada Carruurtaada!Waxaad dooneysaa in ilmahaaga uu si wanaagsan u koro oo uu helo naf...
14/03/2026

🍼 Baby Grow Up Drops – Xalka Korriimada Carruurtaada!
Waxaad dooneysaa in ilmahaaga uu si wanaagsan u koro oo uu helo nafaqo dhameystiran?
Baby Grow Up Drops waa xalka saxda ah! βœ…
πŸ’§ Multivitamin iyo Cyproheptadine Drops
πŸ’ͺ Waxay ka caawisaa:
βœ”οΈ Korriimada jirka
βœ”οΈ Cunto fiican oo ilmahaaga uu qaato
βœ”οΈ Caafimaad guud iyo tamar joogto ah
βœ”οΈ La dagaallanka nafaqo-xumada

🍼 Ku habboon carruurta yaryar

πŸ“ Laga heli karaa: Magan Pharma & Health Care
πŸ“ž Wac si aad u dalbato ama u hesho faahfaahin dheeri ah:
πŸ“± +252 61 1111854
πŸ“± +252 ⁨61 2333470

Goob walba oo farmashiye ah  Magan Pharma & Health Care waa kuu diyaar! Daawo tayo leh,
08/03/2026

Goob walba oo farmashiye ah Magan Pharma & Health Care waa kuu diyaar! Daawo tayo leh,

Afur wanaagsan
21/02/2026

Afur wanaagsan

Magan Pharma & Health Care   waxay Hambalyo ku aadan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan u diraysaa dhamaan ummadda m...
17/02/2026

Magan Pharma & Health Care waxay Hambalyo ku aadan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan u diraysaa dhamaan ummadda muslimiinta gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed, waxaana idin leenahay Soonqaad Wanaagsan.
Waxaana ilaah waydiisanaynaa in uu naga yeelo kuwii faa’ideysta bishaan kheyrka badan.

07/02/2026

Abtoow Pharma waxay si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaysaa shirkadda Magan Pharma & Health Care taageerada, kalsoonida, iyo wada-shaqeynta wanaagsan
Magan Pharma & Health Care waa shirkad lagu yaqaan tayo, hufnaan, iyo ka go’naanshaha horumarinta daryeelka caafimaadka bulshada. Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid nahay macaamiisha ku kalsoon adeeggiinna iyo alaabtiinna.
Waxaan rajeynaynaa in wada-shaqeynteennu sii socoto, kana dhalato guulo iyo horumar joogto ah.
Mahadsanidiin – kalsoonidiinnu waa sharaf noo ah

Address

Bakaaro
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612333470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan Pharma & Health Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Magan Pharma & Health Care:

Share