Health+Somalia

Directions Website

Health+Somalia HealthPlus Somalia is a center for social health protection. It is a comprehensive, responsive, and innovative healthcare solution for public.

Wali maqaadan miyaa Kaarka Health+?Adiga iyo qoyskaaga ka hela adeeg caafimaad oo tayo leh, fudud oo la isku halayn karo...
30/09/2026

Wali maqaadan miyaa Kaarka Health+?

Adiga iyo qoyskaaga ka hela adeeg caafimaad oo tayo leh, fudud oo la isku halayn karo. โค๏ธ

Kaarka Health+ wuxuu kuu sahlayaa inaad adiga iyo qoyskaaga heshaan daryeel caafimaad marka aad u baahan tihiin.

Qoyskaaga daryeelka caafimaad ha ka maqnaan.
Nala soo xiriir: 610945555 / 863497
Healthplus.so.com

Health+ โ€” Caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga, mudnaanta koowaad. ๐Ÿ’š

Alle SWT wuxuu yiri:โ€œMa jiro wax nool oo dhulka ku nool oo aan rizqigiisu Alle dusha ka saarnayn. Wuxuuna og yahay meesh...
25/09/2026

Alle SWT wuxuu yiri:

โ€œMa jiro wax nool oo dhulka ku nool oo aan rizqigiisu Alle dusha ka saarnayn. Wuxuuna og yahay meesha uu deggan yahay iyo meesha lagu kaydiyo. Dhammaantood waxay ku qoran yihiin Kitaab cad.โ€
Suuradda Huud: 6

Rizqigaaga waa qoran yahay, sidaas darteed Alle talo saar oo qalbigaaga deji. ๐Ÿค

Ilaahay ha inagu arsaaqo rizqi xalaal ah, wanaagsan oo barako leh, hana inaga dhigo kuwa mar walba isaga ku kalsoon.

Jimco Wanaagsan โ€” HealthPlus

Halkee ku Isticmaali Kartaa Kaarka Caafimaadka ee Health+? ๐Ÿฅ๐Ÿ’ณMa ka walwalsan tahay isbitaallada aad ka heli karto daryee...
08/09/2026

Halkee ku Isticmaali Kartaa Kaarka Caafimaadka ee Health+? ๐Ÿฅ๐Ÿ’ณ

Ma ka walwalsan tahay isbitaallada aad ka heli karto daryeelka caafimaad ee Health+? Kaarkaaga Caafimaadka ee Health+ wuxuu kuu furaa albaabada isbitaallada ugu waaweyn uguna tayada sarreeya magaalada Muqdisho!

Isbitaallada bahda Health+ ka tirsan:

Kalkaal Hospital & Aden Adde Hospital

Al Ihsan Hospital & Gacal Hospital

Digfeer Hospital & Mogadisho Hospital

Samakal Hospital & S.Sudaness Hospital

Shaafi Hospital & Yardimeli Hospital

caafimaadkaaga, iyo kan qoyskaagaba uhel adeeg caafimad dhammestiran adigoo adan ubaahneen inaad qarash bixiso si aad u hesho adeeg caafimad dhameestiran
faahfaahin dheeri ah nagala so xariir ama so booqo xarumaheena

๐Ÿ“ž Call Center & WhatsApp: 610945555

๐ŸŒ Website: healthplus.com.so

Qofkii Alle talo saarta, Alle ayaa ku filan.ูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชูŽูˆูŽูƒู‘ูŽู„ู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ููŽู‡ููˆูŽ ุญูŽุณู’ุจูู‡ูโ€œQofkii Alle talo saarta, Isa...
04/09/2026

Qofkii Alle talo saarta, Alle ayaa ku filan.
ูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชูŽูˆูŽูƒู‘ูŽู„ู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ููŽู‡ููˆูŽ ุญูŽุณู’ุจูู‡ู
โ€œQofkii Alle talo saarta, Isagaa ku filan.โ€
๐Ÿ“– Suuradda At-Talaaq: 3
๐Ÿคฒ Mar walba Alle ku kalsoonow, qalbigaagana ku xiro Rabbigaaga.

Wuxuu yiri Rasuulka ๏ทบ:ยซู„ูŽุง ูŠูŽุฏู’ุฎูู„ู ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉูŽ ู…ูŽู†ู’ ู„ูŽุง ูŠูŽุฃู’ู…ูŽู†ู ุฌูŽุงุฑูู‡ู ุจูŽูˆูŽุงุฆูู‚ูŽู‡ูยป(Ma galo Jannada qofka uu jaarkiisu...
01/09/2026

Wuxuu yiri Rasuulka ๏ทบ:

ยซู„ูŽุง ูŠูŽุฏู’ุฎูู„ู ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉูŽ ู…ูŽู†ู’ ู„ูŽุง ูŠูŽุฃู’ู…ูŽู†ู ุฌูŽุงุฑูู‡ู ุจูŽูˆูŽุงุฆูู‚ูŽู‡ูยป

(Ma galo Jannada qofka uu jaarkiisu ka ammaan heli waayo dhibkiisa iyo sharkiisa).
Wada-noolaanshaha wanaagsan, u naxariisashada iyo badbaadinta jaarka waxay ka mid tahay astaamaha ugu waaweyn ee Islaamnimada. Jaarkaaga oo aad ka warhayso, xanuunkoodana aad u naxariisto waa ammaan iyo adeeg bulsho oo heer sare ah.
Daryeel & Naxariis: Iska warhaynta jaarka waxay dhisaysaa bulsho caafimaad qabta oo isku duuban.
๐Ÿ“ž Call Center & WhatsApp: 610945555
๐ŸŒ Website: healthplus.com.so

Marka aad tagto isbitaalka aad ka dalbato daryeel caafimad laakin cashierka ku weydiiyo lacag, H**e u qaado kaarkaaga ca...
30/08/2026

Marka aad tagto isbitaalka aad ka dalbato daryeel caafimad laakin cashierka ku weydiiyo lacag, H**e u qaado kaarkaaga caafimadka Health+
Hada qaado health+
laso xariir 610945555

Jumco wanaagsan.Maalinta Jimcaha waa maalin fadli iyo barako leh. Aan qalbiyadeenna ku qurxinno saliga Nabigeenna Muxamm...
28/08/2026

Jumco wanaagsan.
Maalinta Jimcaha waa maalin fadli iyo barako leh. Aan qalbiyadeenna ku qurxinno saliga Nabigeenna Muxammad ๏ทบ, ducada badinno, kana faaโ€™iidaysanno kheyrka maalintan.
Alle ha inaga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan, hana inoo barakeeyo maalmaheenna iyo nolosheenna.
Health+
Caafimaad iyo Daryeel.

HAMBALYO! ๐Ÿฅณ Guuleystaha Barnaamijka Health+ $30 ayaa nasiibkiisa ku guuleystay! Hambalyo Cumar axmed Cumaraani iyo dhamm...
27/08/2026

HAMBALYO! ๐Ÿฅณ
Guuleystaha Barnaamijka Health+
$30 ayaa nasiibkiisa ku guuleystay!
Hambalyo Cumar axmed Cumaraani iyo dhammaan ka qaybgalayaasha.
Adiguna fursaddaada ha lumin!
La soco Health+ si aad uga qaybqaadato barnaamijyada iyo fursadaha soo socda.
๐Ÿ“ž 610945555

Qoyskaaga ma u samaysay Badbaado Caafimaad oo ku filan maanta?Caafimaadka qoyska waa mudnaanta koowaad โค๏ธHa sugin ilaa x...
27/08/2026

Qoyskaaga ma u samaysay Badbaado Caafimaad oo ku filan maanta?
Caafimaadka qoyska waa mudnaanta koowaad โค๏ธ
Ha sugin ilaa xaalad degdeg ah timaaddoโ€”maanta u diyaargarow oo ilaali kuwa aad ugu jeceshahay.
Kuxidh Kaarka Health+ oo hel
Nabadgelyo Caafimaad oo Waarta!
๐Ÿ“ž 610945555
Health+ โ€” Caafimaadka qoyskaaga, mudnaanteenna. ๐Ÿ’š

Tijaabi Nasiibkaaga Ku GuuleysoAbaalmarin Lacageed Qabso inta u dhaxaysa200โ€“500 $Shuruudaha Barnaamijka:Like saar page k...
26/08/2026

Tijaabi Nasiibkaaga Ku Guuleyso
Abaalmarin Lacageed Qabso inta u dhaxaysa
200โ€“500 $
Shuruudaha Barnaamijka:
Like saar page ka
Share dheh Barnaamijka
Mention dheh 4 qof
Qabso Hal nambar
๐Ÿ“Œ Mudnaan Gooni ah ayay leeyihiin Dadka wato kaarka Health+.

Address

21 October Road, Opposite Mogadishu Port
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Health+Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share