04/06/2026
๐จโโ๏ธ๐ถ๐๐ฎ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ: ๐๐ฟ. ๐๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ถ๐ณ ๐ ๐๐๐๐ฒ ๐๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป
Daryeelka caafimaadka carruurta waa aasaaska korriin wanaagsan iyo mustaqbal caafimaad qaba. Marka calaamadaha xanuunka la ogaado lana daweeyo xilli h**e, waxaa yaraada khatarta dhibaatooyin caafimaad oo saameyn kara koritaanka iyo nololmaalmeedka ilmaha.
Carruurta la ildaran shuban iyo matag joogto ah waxay halis ugu jiraan fuuqbax, halka cunto-xumidu ay saameyn karto korriinkooda iyo difaaca jirka. Sidaas darteed, baaritaan sax ah iyo daaweyn ku habboon ayaa muhiim u ah soo kabasho degdeg ah iyo caafimaad waara.
๐ฅ๐ถ๐ฉบNoogu soo booqo Qeybta Carruurta ee Isbitaalka Al-Birri si ilmahaagu u helo daryeel caafimaad oo tayo leh, ammaan ah, laguna kalsoon yahay. Dhakhtarka Carruurta Dr. Khaliif Muuse Cismaan, oo leh khibrad ka badan 11 sano, ayaa kugu diyaar ah inuu si xirfad leh u daryeelo caafimaadka ilmahaaga.
๐ฅ๐ค๐ Kusoo dhowaada Al-Birri Hospital si aad u heshaan adeeg caafimaad oo hufan oo lagu kalsoon yahay ๐ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐น๐๐๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ ๐๐ต:
โข ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป: https://albirrihospital.com/about-us/
โข ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ: https://albirrihospital.com/hospital-services/
โข ๐๐ต๐ฎ๐ธ๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐๐ฎ: https://albirrihospital.com/doctors/
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ฐ/๐ณ
โ๏ธ Wixii faahfaahin ah, soo wac lambarka gaaban ee 4446.
๐ Nagala soo xiriir ama nagu soo booqo: KM14, Wadada Afgooye, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ Ama booqo website-keenna: www.albirrihospital.com.