Dr Jelle

Dr Jelle 0619030503

27/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™โœจ

Ciid Mubaarak dhammaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. nabad iyo farxad ku ciida,

๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐๐šHeegan Hospital wuxuu heegan kuugu yahay daryeelka hooyada iyo dhallaan...
25/05/2026

๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐๐š

Heegan Hospital wuxuu heegan kuugu yahay daryeelka hooyada iyo dhallaanka xilliga dhalmada, isagoo kuu diyaariyey adeegyo caafimaad oo ammaan ah iyo daryeel joogto ah xilliga hooyadu dhaleyso, si hooyada iyo dhallaankuba u helaan daryeel buuxa iyo badqab joogto ah inta lagu jiro dhalmada.

Caafimaadka hooyada iyo badqabka dhallaanka waa mudnaanteena koowaad.

๐Ÿ“ Nagu soo booqo Heegan Hospital
๐Ÿ“ž +252 619 030503 / 61 7384888
Goobta: Degmada Hodan, kasoo horjeedka Waaxda Axmed Gurey

Isbitaalka Heegan waxaa ka hawlgala ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—ฒ๐—ฑ ๐—๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฒoo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka haweenka iyo daryeelka hooy...
21/05/2026

Isbitaalka Heegan waxaa ka hawlgala ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—ฒ๐—ฑ ๐—๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฒ
oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka haweenka iyo daryeelka hooyada.

Dhakhtarku wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran, kuwaas oo ay kamid yihiin:

โ€ข Daaweynta dhalmo laโ€™aanta dumarka
โ€ข Daaweynta hooyada uurka leh
โ€ข Daaweynta caadada wareerka
โ€ข Daaweynta infection-ka dumarka
โ€ข Qalliimada burooyinka minka
โ€ข Qalliimada hooyada caadiga iyo dhalida waysa
โ€ข Daaweynta & la tacaalida dhiigkarka xilliga uurka

๐Ÿ“ Goobta: Degmada Hodan, kasoo horjeedka Waaxda Axmed Gurey
๐Ÿ“ž Faahfaahin: +252 619030503

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐ฆ๐ฎ๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐Ÿฅ๐Ÿ•Œ
15/05/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐ฆ๐ฎ๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐Ÿฅ๐Ÿ•Œ

14/05/2026

๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐š๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqonno safarka quruxda badan ee ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐œ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐Œ๐š๐œ๐จ๐ฐ, oo si nabad ah ugu dhashay ilmaheeda iyadoo qalliin ku martay isbitaalka.

Ma jiro farxad ka weyn inaan aragno hooyo caafimaad qabta oo gacmaheeda ku sidata ilmaheeda iyadoo wajigeeda ay ka muuqato dhoolla-caddeyn iyo deganaan.

Heegan hospital hoyga hooyada iyo dhallaanka

๐‹๐š๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š & ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š. ๐Ÿฉบwaxaad nagu soo booqan kartaa Isbitaalka Heegan si aad u hesho adeegyo caafima...
13/05/2026

๐‹๐š๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š & ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š. ๐Ÿฉบ

waxaad nagu soo booqan kartaa Isbitaalka Heegan si aad u hesho adeegyo caafimaad oo dhammeystiran.

๐Ÿ“ Goobta: Heegan Hospital Degmada Hodan, ka soo horjeedka Waaxda Axmed Gurey

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 619030503 / 61 7384888

09/05/2026

๐“๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‹๐ž๐ก ๐Ÿคฐ๐Ÿ’™

Haddii aad uur leedahay, samee 6-dan arrimood oo muhiim ah si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga.

Waxaad nagu soo booqan kartaa Isbitaalka Heegan si aad u hesho adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ Goobta: Heegan Hospital Degmada: Hodan, ka soo horjeedka Waaxda Axmed Gurey

๐Ÿ“ž Faahfaahin: 619030503 / 617384888

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐”๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š! ๐ŸŒธMaanta oo ku beegan 5-ta May, waxaan si gaar ah u sharfeynaa umulisooyinka ge...
05/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐”๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š! ๐ŸŒธ

Maanta oo ku beegan 5-ta May, waxaan si gaar ah u sharfeynaa umulisooyinka geesiyaasha ah ee door weyn ka qaata badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka. ๐Ÿ’™

๐“๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐ž๐กwaa muhiim si hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ay helaan caafimaad wanaagsan.Hooyo qaado ...
04/05/2026

๐“๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐ž๐ก

waa muhiim si hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ay helaan caafimaad wanaagsan.
Hooyo qaado fiitamiinnada laguu qoro, cun cunto nafaqo leh, naso in kugu filan, kana fogow waxyaabaha khatarta u leh uurka, Baaritaanno joogto ahna waa qeyb muhiim ah oo ilaalisa caafimaadka hooyada iyo dhallaanka.

Goobta๐Ÿ“ Heegan Hospital Taleex, dhabarka dambe ee xarunta degmada Hodan, ka soo horjeedka waaxda Axmed Gurey.
๐Ÿ“ž 619030503/ 61 7384888


๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐จ๐จ๐๐š.Hooyo  si aad u hesho daaweyn iyo daryeel sax ah nagu soo booqo Isbitaalka...
02/05/2026

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐จ๐จ๐๐š.

Hooyo si aad u hesho daaweyn iyo daryeel sax ah nagu soo booqo Isbitaalka Heegan
๐Ÿ“ Taleex, dhabarka dambe ee xarunta degmada Hodan, ka soo horjeedka waaxda Axmed Gurey.
๐Ÿ“ž 619030503/ 617384888

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616609675

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Jelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr Jelle:

Share