Oasis Cancer Hospital

Oasis Cancer Hospital Somaliaโ€™s First Cancer Hospital Specialized diagnostics & Advanced treatment
Beacon of hope for cancer patients.
(1)

27/08/2026

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ, ๐—บ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ต

Sidee lagu ogaan karaa in bukaanku u baahan yahay qaliin, ama daaweyn kale? ๐Ÿค”

Dr. Bashiir Indhacade, oo ah ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—ข๐—ฟ๐˜๐—ต๐—ผ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ ๐—ฆ๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ผ๐—ป), ayaa ka jawaabaya suโ€™aashan, isagoo sharxaya goorta qaliin loo baahan karo iyo sida jabka loo qiimeeyo.

Oasis Cancer Hospital ๐Ÿ“ž +252 613648200

Jab kasta isku mid ma aha, daaweyntiisuna way kala duwan tahay.

27/08/2026

๐—ข๐˜‚๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, Daryeelka ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, laga bilaabo uurka ilaa iyo dhalmada.

Waxaa diyaar kuu ah Drs. Naima Adan, oo ku takhasustay Cudurada Haweenka & Qalliinnadooda.

๐Ÿ“ Oasis Hospital | Ka qabso Balan Maanta ๐Ÿ“ž +252 613648200

Daryeelka hooyada. Badqabka dhallaanka.

25/08/2026

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ-๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ผ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ.

Qeybta Lafaha & Kala-goysyada ee Isbitaalka Oasis Dr Bashiir Indhacade "waxaan daryeelnaa bukaankeena tallaabo kasta oo safarkiisa bogsashada ah."

Ka Qabso Ballan Maanta Number-ka 2228
"

24/08/2026

Dhiig-karka badanaa wuxuu noqon karaa mid aan calaamado lahayn. Sida ugu fiican ee lagu ogaan karana waa in si joogto ah loo cabbiro cadaadiska dhiigga.

Aan maanta maskaxda yara shaqaysiinno! ๐Ÿ˜„Haddii ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿฑ%, kadibna uu noqday $690โ€ฆ๐Ÿ’ญ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐˜‚๐˜‚ ๐—ฎ๐—ต...
23/08/2026

Aan maanta maskaxda yara shaqaysiinno! ๐Ÿ˜„

Haddii ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿฑ%, kadibna uu noqday $690โ€ฆ

๐Ÿ’ญ ๐—œ๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐˜‚๐˜‚ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ป?

Xisaabi โ†’ Ka fikir โ†’ Jawaabtaada comment-ka ku qor! ๐Ÿ‘‡

Aan aragno cidda jawaabta saxda ah heli karta.

22/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ฎ? ๐Ÿ“ฑ๐Ÿ’ป

Shaashadaha iyo daawashada dheer waxay dadka qaar ku keeni karaan ama uga sii dari karaan madax-xanuunka iyo migraine-ka.

Oasis Cancer Hospital waxaad ka heli kartaa dhakhtar ku takhasusay cudurrada neerfaha (Neurology) oo qiimeyn kara xaaladdaada, kuna siin kara talada iyo daaweynta ku habboon.

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€Oasis Cancer Hospital waxay qaadanaysaa 5 Kalkaaliye (Nurse Interns) Boosaska bannaan:3 Kalkaaliye Ra...
20/08/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€

Oasis Cancer Hospital waxay qaadanaysaa 5 Kalkaaliye (Nurse Interns)

Boosaska bannaan:
3 Kalkaaliye Rag ah
2 Kalkaaliye Dumar ah

Waqtiga k**a dambaysta ah: 1-da September 2026
CV-ga ku dir: [email protected]

๐Ÿ”— Foomka Codsiga:
https://forms.gle/HAPZRd5DNUViRDyt7

20/08/2026

A day in Hospital

19/08/2026

Oasis cancer Hospital

18/08/2026

Ma ogtahay? ๐Ÿ‘€

Markaad maqasho โ€œ๐—ข๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐˜€ ๐—–๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—นโ€, ha u malayn in qof kasta oo halkaas yimaada uu kansar qabo.

Oasis waxaa Diyaar kuugu ah dhakhaatiir takhasusyo kla duuwan leh laga bilaabo caafimaadka guud ilaa carruurta, haweenka, lafaha, neerfaha, ilkaha, kelyaha iyo adeegyada Gargaar-ka degdegga ah.

Oasis caafimaadku k**a koobna hal takhasus oo keliya.

๐Ÿ“ Waddada Cabdiqaasim, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž +252 613648200

Address

Somalia, Benadir, Degmada Hodan, Abdikasim Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oasis Cancer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share