Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed

Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed Somali Women Health Conference.

29/07/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga Adduunka (World Hepatitis Day) – 28 Luulyo
Cagaarshowgu (Hepatitis) waa xanuun saameeya beerka, waxaana laga hortagi karaa iyadoo la qaato tallaalka, la sameeyo baaritaan h**e, lana raaco hab nololeed caafimaad leh.
Ogaanshaha h**e wuxuu badbaadiyaa nolosha. Haddii aad dareento calaamado ama aad halis ugu jirto cudurka, tag xarunta caafimaadka ee kuugu dhow si laguu baaro.
Aan kor u qaadno wacyiga, aan yareyno faafitaanka cagaarshowga, isla markaana aan ilaalino caafimaadka beerkeenna.

SOWHELP Caafimaadku waa masuuliyad wadajir ah.

Golaha Xirfadlayaasha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed
Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄Golaha Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Haweenka Soomaaliyeed ...
01/07/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄

Golaha Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Haweenka Soomaaliyeed (SOWHELP) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan sannad-guurada 66-aad ee ka soo wareegtay midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Maalintan qiimaha badan waxay ina xusuusinaysaa halgankii geesiyaasha Soomaaliyeed u soo mareen xorriyadda, midnimada iyo qarannimada. Waa maalin dhiirrigelinaysa in aan sii xoojino wadajirka, nabadda, horumarka iyo adeegga bulshada.
Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay ilaashadaan midnimada, wadajirka iyo wada noolaanshaha, si aynu u dhisno dal nabdoon oo horumar leh.
Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄
Guul, Nabad, Midnimo iyo Horumar ha u waarto Soomaaliya.

Ministry of Health- Somalia
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS

30/06/2026
πŸŒ™πŸ€ Ciid Mubaarak Team-keena Qaaliga ah πŸ€πŸŒ™Maalintaan barakeysan waxaan idiin rajeynaynaa farxad aan dhammaan, caafimaad, ...
26/05/2026

πŸŒ™πŸ€ Ciid Mubaarak Team-keena Qaaliga ah πŸ€πŸŒ™

Maalintaan barakeysan waxaan idiin rajeynaynaa farxad aan dhammaan, caafimaad, nabad iyo guulo is daba joog ah. Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inooga dhigo Ciiddaan mid kheyr iyo barako inoogu bilaabata.

Waxaan ku faraxsanahay inaan nahay hal team oo isku duuban, is taageerta, kuna socda dadaal iyo horumar joogto ah. Mahadsanidiin dhammaan dadaalkiina iyo garab istaaggiina.

Ciid wanaagsan dhammaan asxaabta, walaalaha iyo taageerayaasha team-keena.
Eid Mubarak Everyone

Golaha Xirfadlayaasha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed
Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed

19/05/2026

Address

Degmada Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed:

Shortcuts

Share