B-well Clinic & Wellness

B-well Clinic & Wellness B-well is pharmacy which imports good quality european products from UK.

08/06/2026

Ka faaideyso oo nasiibkaga tijaabi

01/06/2026

Ka faaideyso Discount ballaaran oo eey ku sameyse bwell clinic
Soo dhawaada

Bwell clinic waxey umada somaliyed la qeybsaneysa farxada Eidul Adha .Allaha naga aqbalo cibaadada, hana nagu gaarsiiyo ...
27/05/2026

Bwell clinic waxey umada somaliyed la qeybsaneysa
farxada Eidul Adha .
Allaha naga aqbalo cibaadada, hana nagu gaarsiiyo ciidan ciideeda farxad, barwaaqo iyo cafimaad

Join B-Well Clinic as a Specialist Dermatologist!We are looking for a qualified Specialist Dermatologist with a minimum ...
23/05/2026

Join B-Well Clinic as a Specialist Dermatologist!

We are looking for a qualified Specialist Dermatologist with a minimum of 3 years of experience, including expertise in:

✅Aesthetic Medicine
✅Laser Treatments
✅Cosmetic Procedures

Female candidates are strongly encouraged to apply.

📩To Apply:
Please send your application to:
[email protected]

🗓️17 Application Deadline: June 5, 2026

Nala soo xiriir Hadda:
📞+252 61 8164009
📞+252 61 7509219

Daryeelka haweenka xiliga uurka,daaweynta dhalmada soo daahda, caado wareerka iyo dhamaan xanuunada Hooyoyinka iyo gabdh...
11/05/2026

Daryeelka haweenka xiliga uurka,daaweynta dhalmada soo daahda, caado wareerka iyo dhamaan xanuunada Hooyoyinka iyo gabdhaha

Dhamaan bahda B-well Clinic & Wellness oo isku Duuban waxey hambalyo iyo bogaadin u direysa madaxa shaqada iyo shaqaalah...
07/05/2026

Dhamaan bahda B-well Clinic & Wellness oo isku Duuban waxey hambalyo iyo bogaadin u direysa madaxa shaqada iyo shaqaalaha Mohamed Amiin Ahmed Dakane iyo Marwadisa Aisha Salah Mohamed

Ka warqab cafimadkaga oo nagu soo booqo Bwell clinic
01/05/2026

Ka warqab cafimadkaga oo nagu soo booqo Bwell clinic

26/04/2026

Ayaanle Hussein Abdi oo nagu so booqdey xarunta Bwell clinic

22/04/2026

Hooyo, maka warqabta ironta ku jirta jirkaaga?
Talo cafimad by Dr Yasmin Shimbir

15/04/2026

Aynu xoojino goaamada la xiriira dhalmada si loo yareeyo qalimada aan daruuriga aheyn

Address

Taleex, Hayat Mall
Mogadishu

Telephone

+252770980138

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when B-well Clinic & Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to B-well Clinic & Wellness:

Share