Dr.imaan gaagaale clinic laboratory and pharmacy

Dr.imaan gaagaale clinic laboratory and pharmacy This laboratory is certainly new but the doctors are known to everyone

14/10/2024

OGEYSIIS Muhiim ah Dadka ku dhaqan magalada muqdisho iyo nawaaxigerda waxaa la ogeysiinayaa in xarunta cafimaadka Dr.imaan Gaagaale Clinic labotory and pharmacy ey bixineyso qaliimo lacag.laan ah mudo kooban Qaliimadaas Waxaa Ka Mid ah
Qaliimada Burooyinka ,Qaliimada Baabasiirka,Qaliimada Sheelada Qaliimada Eernada Qa Qaliimada Dhaawacyada Xabada ,Gudniinka caruurta ,iyo Latacaalida Dhaawacyada Dadka Qawa Sokorta
Waxii Faahfaahin kala Xerriir numberada 00251611500015,252613562221 ama 825923
Location Ajabka siinaay Mogadishu_somalia

13/08/2024

Dr.Ahmed Abdullaahi Omer
OO QIBRAD SARO U LEH DAAWEENTA IYO LATACAALIDA XANUUNADA KUDHACA CARUURTA
KA HOWL GALA DR.IMAAN GAAGAALE CLINIC LABORATORY AND PHARMACY

TELEPHONE NUMBER +252611500015 AMA 252613562221 [email protected]

LOCATION AJABKA SIINAAY /MOGADISHU -SOMALIA

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.imaan gaagaale clinic laboratory and pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share