22/08/2026
Supplements maalin kasta ma isticmaali kartaa? π€ Mise jirkaaga ayay dhibaato u keeni karaan?
Dad badan ayaa isticmaala supplements, laakiin suβaasha muhiimka ah waa: ma taqaannaa qadarka saxda ah ee jirkaagu u baahan yahay?
Supplements-ka si sax ah loo isticmaalo waxay ka mid noqon karaan qorshahaaga nutrition-ka iyo fitness-ka, laakiin qof walba baahidiisu isku mid ma aha.
π₯ Daawo video-ga oo dhan si aad u ogaato waxa muhiimka ah markaad supplements isticmaaleyso.
π¬ Adigu supplements ma isticmaashaa? Noo sheeg comment-ka.
π² Shantay Supplements, doorashadaada fitness-ka. πͺ