21/05/2026
Kulliyadda Culuumta Caafimaadka & Daawaynta Cudurrada Kulaylaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u diraysaa Mudane ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐, Madaxa Cilmibaarista Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kana tirsan Maamulka iyo Barayaasha kulliyadda, oo ku daabacay maqaal cilmiyeed joornaalka ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ฅ๐ฒ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐๐.
Maqaalkani wuxuu soo bandhigayaa natiijooyin cilmiyeed oo ku saabsan arrin muhiim u ah caafimaadka bulshada, isaga oo gacan ka geysanaya kobcinta aqoonta, caddaymaha cilmiyeed, iyo fahamka arrimaha saameeya bulshada Soomaaliyeed.
Halkan ka akhriso maqaalka oo dhammaytitan:
๐๐ฝ https://doi.org/10.1002/hsr2.72488