Dr Kulane

Dr Kulane Health | Fitness | Nutrition. Talooyin caafimaad oo ku saleysan cilmi.

17/04/2026

Wali ma aragtay sida ay u taalo russia?
Wa kana video aad ku arki karto xaladda dhanta ah ee russia

16/04/2026

Wa video aan kaga hadlayo nolasha ruushka








































26/03/2026

Toban dhaqan oo aad u xun

Ma ogtahay? Maskaxdaada waxay isticmaashaa ilaa 20% tamarta jirkaaga maalintii, xitaa markaad seexanayso!๐Ÿง Maskaxdaadu wa...
16/03/2026

Ma ogtahay? Maskaxdaada waxay isticmaashaa ilaa 20% tamarta jirkaaga maalintii, xitaa markaad seexanayso!๐Ÿง 

Maskaxdaadu waxay isticmaashaa ilaa 20% tamarta jirkaaga maalintii, inkasta oo ay tahay qayb yar oo jirkaaga ka mid ah.

Tani waxay muujinaysaa sida maskaxdaadu u shaqeyso xoog badan, xitaa markaad nasanayso.
Firfircooni & Xirfad barasho
Maskaxdaadu waxay jeceshahay caqabadaha cusub, sida barashada xirfad cusub ama xallinta dhacdo.

Haddii aad maskaxdaada tababarto maalin kasta, waxay kaa caawinaysaa inaad xasuus fiican yeelato, fikir fiican samayso, iyo dareen farxad leh.

Waxyaabaha ka dhiga maskaxda mid firfircoon waa cunista, cunto caafimaad leh (khudaar, miraha, lowska)
Jimicsi (even socod 20 daqiiqo ah)
Hurdo ku filan (7โ€“9 saacadood)
Akhris iyo waxbarasho joogt ah.

15/03/2026

MAXAD KA TAQANAA XANUNKA OOFWAREENKA CALAAMADIHISA, IYO SIDA LOO DAAWEEYO?

Maxaad rajeynaysaa inay dhacaan 2030.Ha ahato wax aad adiga rajeynayaso inad gaarto, tusale inad schoolka dhameyso, ama ...
03/03/2026

Maxaad rajeynaysaa inay dhacaan 2030.
Ha ahato wax aad adiga rajeynayaso inad gaarto, tusale inad schoolka dhameyso, ama aad jamacad dhameyso, ama aad guursato, ama ganacsi furato.

Addunkese markad fiiriso maxaa dhici karo ayaad isleedahay, tusale dagallada hadda socdo, Iran oo ka adkato maraykan iyo xulufadisa, Iran oo dhulka lagu daro.

Maxaase somalia u rajeynayasaa, yaase isledahy madaxweynaha 2030 qofka uu noqon doono?

Wa hadduu allle naf nagu simee!

๐—œ๐—ฆ-๐—–๐—”๐——๐——๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—ง๐—” ๐— ๐—” ๐—ค๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—ซ ๐— ๐—” ๐—ง๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐— ๐—œ๐—ฆ๐—˜ ๐—ช๐—” ๐—ž๐—›๐—”๐—ง๐—”๐—ฅ ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐— ๐—”๐—”๐——?๐— aanta gabdho badan ayaa isku dayaya inay maqaarkooda caddeeyaan...
01/03/2026

๐—œ๐—ฆ-๐—–๐—”๐——๐——๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—ง๐—” ๐— ๐—” ๐—ค๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—ซ ๐— ๐—” ๐—ง๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐— ๐—œ๐—ฆ๐—˜ ๐—ช๐—” ๐—ž๐—›๐—”๐—ง๐—”๐—ฅ ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐— ๐—”๐—”๐——?

๐— aanta gabdho badan ayaa isku dayaya inay maqaarkooda caddeeyaan si ay u helaan โ€œqurux gacan ku rimis ahโ€ Laakiin suโ€™aashu la is-weydinayo ayaa ah: ๐‘ธ๐’–๐’“๐’–๐’™ ๐’Ž๐’‚ ๐’•๐’‚๐’‰๐’‚๐’š, ๐’Ž๐’Š๐’”๐’† ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’’๐’‚๐’•๐’‚๐’“ ๐’„๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‚๐’…?

Kareemada iyo waxyabaha kale ee la isku caddeeyo qaarkood waxay ka kooban yihiin maaddooyin halis ah sida:
1.Mercury
2.Steroids xooggan
3.Hydroquinone qiyaas sare ah

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป?
1.Maqaarka oo gubta ama madoobaada si aan sinnayn.
2.Finan daran iyo finan joogto noqda.
3Infekshan maqaarka ah
4Kelyaha iyo beerka oo waxyeello gaarta (haddii mercury ku jiro)
5.Maqaarka oo noqda mid aad u khafiif ah oo fudud u dhaawacma
6.Mararka qaar dhaawaca ma noqdo mid dib loo daaweyn karo.โš ๏ธ

๐—ซ๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต:
Midabka maqaarku ma goโ€™aamiyo quruxdaada.
Caafimaadkaaga ayaa ka muhiimsan.

Bulshadeennu waa inay fahanta Quruxdu waa kalsooni, nadaafad, iyo daryeel โ€” ma aha midab la beddelay.

๐—œ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐— ๐—”๐—ค๐—”๐—”๐—ฅ๐—ž๐—”๐—š๐—”, ๐—ช๐—”๐—” ๐—œ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐— ๐—”๐—”๐——๐—ž๐—”๐——๐—” ๐Ÿค





๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—— ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—ฅ๐—”๐—ก๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—” ๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—ค๐—”๐—”๐—ซ๐—”๐——๐—” (๐—ง๐—•)?๐Ÿซ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ผ (๐—ง๐—•)Qaaxadu waa cudur uu keeno jeermis la yiraahdo Mycobacteri...
28/02/2026

๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—— ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—ฅ๐—”๐—ก๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—” ๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—ค๐—”๐—”๐—ซ๐—”๐——๐—” (๐—ง๐—•)?๐Ÿซ

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ผ (๐—ง๐—•)
Qaaxadu waa cudur uu keeno jeermis la yiraahdo Mycobacterium tuberculosis. Badanaa wuxuu saameeyaa sambabada, laakiin wuxuu ku dhici karaa qaybaha kale ee jirka sida lafaha, qanjirrada, iyo maskaxda.

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ?
โ€“ Marka qof qaba TB uu qufaco ama hindhiso
โ€“ Hawada ayuu ku gudbaa
โ€“ Qof si dhow ula jooga qof qaba TB

๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐˜†๐—ผโš ๏ธ
โ€“ Qufac 2โ€“3 toddobaad ka badan
โ€“ Qufac dhiig wata
โ€“ Qandho & dhidid habeenkii
โ€“ Miisaan dhimis
โ€“ Daal joogto ah

๐Ÿงช TB waa la baari karaa, waana la daaweyn karaa haddii daawada si sax ah loo qaato muddo 6 bilood ama ka badan.
โ— Ha joojin daawada adigoon la tashan dhakhtar.

โœ… TB ma aha cudur ceeb ah. Ogaanshaha h**e ayaa badbaadiya nololasha qofka.

Daryeel Caafimaad




















๐— ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ป๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐ŸฉธDad badan ayaa la nool dhiig-karka iyagoo aan ogayn.Ma xanuuno, ma qaylo bi...
27/02/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ป๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐Ÿฉธ

Dad badan ayaa la nool dhiig-karka iyagoo aan ogayn.
Ma xanuuno, ma qaylo bixiyo, laakiin si tartiib ah ayuu u dhaawacaa wadnaha, maskaxda, iyo kelyaha.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ž๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ผ?
1.Cusbada badan
2.Cayilka
3.Jimicsi laโ€™aan
4.Walbahaarka
5.Taariikh qoys

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป?
1.Istaroog (Stroke)
2.Wadno xanuun
3.Kelyaha oo shaqada joojiya
4.Indhaha oo aragga lumiya

๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐Ÿฉบ
โœ”Cabbir dhiiggaaga ugu yaraan 6dii biloodba mar
โœ” Samee jimicsi joogto ah
โœ” Yaree cusbada iyo cuntooyinka warshadaysan
โœ” Jooji sigaarka haddii aad isticmaasho

Dhiig-karku ma sugo ilaa aad dareento xanuun.
Waa cudur la xakameyn karo haddii goor h**e la ogaado.

๐Ÿ“Œ Fadlan la wadaag fariintan si qof kale uu uga badbaado khatar aan la arki karin.








Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Kulane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share