Hikma Hospital

Hikma Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hikma Hospital, Medical and health, digfeer Road opposite of Arman Halls(banadir wadada digfeer kasoo horjeedka Armaan halls), Mogadishu.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŠπ€π‘π„π„πŒ
06/08/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŠπ€π‘π„π„πŒ

Burooyinka Ilma-galeenka Hadii Aan Si Sax Ah Loo Daweyn Waxay Saameyn Ku Yeelan Karaan Uur-Qaadista.
05/08/2026

Burooyinka Ilma-galeenka Hadii Aan Si Sax Ah Loo Daweyn Waxay Saameyn Ku Yeelan Karaan Uur-Qaadista.

02/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH!
Laga bilaabo 3-da Agoosto ilaa 13-ka Agoosto, lambarka Dr. Nasiib, Dhakhtarka Maqaarka, Timaha & Cidiyaha, waa BILAASH (FREE). ka faaideysta fursadaan qaaliga ah.

JUMCO MUBAARAK
30/07/2026

JUMCO MUBAARAK

World Hepatitis Day🌍
28/07/2026

World Hepatitis Day🌍

27/07/2026

(World Hepatitis Day🌍)
Sanad walba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga Adduunka, si kor loogu qaado wacyigelinta bulshada loogana hortago cudurrada cagaarshowga (Hepatitis).
Aan ka wada shaqeyno wacyigelinta, ka hortagga, iyo daaweynta cagaarshowga si aan u badbaadino nololal badan.


Jumma mubarak
23/07/2026

Jumma mubarak

23/07/2026

🚨 WARGELIN MUHIIM AH!

Hikma Hospital wuxuu bulshada ku wargelinayaa inuu bixinayo baaritaanno, la-talin caafimaad, iyo tallaalka Cagaarshowga B (Hepatitis B) oo BILAASH ah.

πŸ—“οΈ Muddada: 25 july – 27-july

Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu ilaalinayo caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga.

Ka faa'iideysta dhammaantiin, kuna soo dhowaada Hikma Hospital!

Cabbirka joogtada ah ee cadaadiska dhiigga waa tallaabada ugu horreysa ee lagu xakameyn karo dhiig karka laguna ilaalin ...
23/07/2026

Cabbirka joogtada ah ee cadaadiska dhiigga waa tallaabada ugu horreysa ee lagu xakameyn karo dhiig karka laguna ilaalin karo caafimaadka wadnahaaga.

Daryeelka uurka waa tallaabada ugu muhiimsan ee lagu ilaalinayo caafimaadka hooyada iyo koritaanka caafimaad ee ilmaha.
22/07/2026

Daryeelka uurka waa tallaabada ugu muhiimsan ee lagu ilaalinayo caafimaadka hooyada iyo koritaanka caafimaad ee ilmaha.

Address

Digfeer Road Opposite Of Arman Halls(banadir Wadada Digfeer Kasoo Horjeedka Armaan Halls)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hikma Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share