09/08/2026
๐คฑ ISBUUCA NAASNUUJINTA ADUUNKA Agoosto
๐ Naasnuujintu waa hadiyadda ugu horreysa ee caafimaadka ilmaha.
Naaska hooyadu wuxuu ilmaha siiyaa:
๐ผ Nafaqo dhammaystiran
๐ก๏ธ Difaac dabiici ah oo ka hortaga cudurrada
โค๏ธ Korriin iyo horumar caafimaad leh
๐คฑ Xiriir jacayl iyo kalgacal oo xooggan
Dr maryan Omar Salad
๐ Aynu wada taageerno hooyooyinka si ay u helaan jawi ku habboon naasnuujinta, una xaqiijiyaan mustaqbal caafimaad qaba oo carruurteenna ah.
"Naasnuujinta maanta, caafimaad berrito."