Saacid Eye and Ear Center

Saacid Eye and Ear Center Daaweyn iyo Daryeel Caafimaad

Jumca wanaagsan
01/05/2026

Jumca wanaagsan

Ha dayicin caafimaadka araggaaga Indhahaagu waa muhiim daryeel joogto ah ayaa ka hortaga dhibaatooyin waaweyn.Booqo maan...
29/04/2026

Ha dayicin caafimaadka araggaaga
Indhahaagu waa muhiim daryeel joogto ah ayaa ka hortaga dhibaatooyin waaweyn.

Booqo maanta Saacid Eye and Ear Center si aad u hesho baaritaan casri ah iyo adeeg tayo sare leh.”

Booqo maanta Saacid Eye and Ear Center

πŸ“ž 0615459963 / 0615889944
πŸ“ Bakaaro Maalin-taajir, Wadada Carwo ITKO

Ha dayicin araggaaga!Hel adeeg tayo sare leh iyo muraayado casri ah oo kugu habboon. Baaritaan sax  ka hel Saacid Eye an...
28/04/2026

Ha dayicin araggaaga!
Hel adeeg tayo sare leh iyo muraayado casri ah oo kugu habboon.

Baaritaan sax ka hel Saacid Eye and Ear Center.

Booqo maanta Saacid Eye and Ear Center

πŸ“ž 0615459963 / 0615889944
πŸ“ Bakaaro Maalin-taajir, Wadada Carwo ITKO

Ilaalinta araggaaga waa mudnaanteenna koowaad. Baaritaan casri ah daryeel khibrad leh, iyo adeeg aad ku kalsoonaan karto...
27/04/2026

Ilaalinta araggaaga waa mudnaanteenna koowaad.
Baaritaan casri ah daryeel khibrad leh, iyo adeeg aad ku kalsoonaan karto.

Maanta hubi araggaaga caafimaadka indhahaaga waa mustaqbalkaaga.”

Baaritaan sax ka hel Saacid Eye and Ear Center.

Booqo maanta Saacid Eye and Ear Center

πŸ“ž 0615459963 / 0615889944
πŸ“ Bakaaro Maalin-taajir, Wadada Carwo ITKO

Araggaagu waa hanti qaali ah ha sugin ilaa dhib kuu bato.Goormee ahayd markii ugu dambeysay ee aad indhaha iska baarto? ...
26/04/2026

Araggaagu waa hanti qaali ah ha sugin ilaa dhib kuu bato.

Goormee ahayd markii ugu dambeysay ee aad indhaha iska baarto?

Baaritaan sax ah iyo daryeel tayo leh ka hel Saacid Eye and Ear Center booqo maanta.

πŸ“ž 0615459963 / 0615889944
πŸ“ Bakaaro Maalin-taajir, Wadada Carwo ITKO

Baaritaanka aragga ilmahaaga waa tallaabada ugu horreysa ee caafimaadkooda mustaqbalka.Ha sugin ilaa dhib muuqdo  ogaans...
25/04/2026

Baaritaanka aragga ilmahaaga waa tallaabada ugu horreysa ee caafimaadkooda mustaqbalka.
Ha sugin ilaa dhib muuqdo ogaanshaha h**e wuxuu ka hortagi karaa dhibaatooyin badan.

Booqo maanta Saacid Eye and Ear Center

πŸ“ž 0615459963 / 0615889944
πŸ“ Bakaaro Maalin-taajir, Wadada Carwo ITKO

Jumca wanaagsan
24/04/2026

Jumca wanaagsan

21/04/2026

Saacid Eye & Ear Center waa xarun aad ka helaysaan adeegyo caafimaad oo dhammeystiran, taasoo ay diyaar idinkugu yihiin khubaro aad ka helaysaan
daryeel casri ah, baaritaan sax ah iyo daaweyn lagu kalsoon yahay.

Waxaa xarunteena diyaar idinkugu ah:
βœ”οΈ Baarista aragga & daaweynta indhaha
βœ”οΈ Baaritaanka maqalka & daryeelka dhegaha
βœ”οΈ Daaweynta cunaha iyo sanka (ENT)

Mudnaan sii maantaba caafimaadkaaga oo booqo xarumaha Saacid Eye & Ear Center

πŸ“ Booqo xarumaheenna kala duwan ee magaalada.
Ama nagala soo xariir:
πŸ“ž +252 615459963
πŸ“ž +252 615888944

Hab nololaydkaaga maalinlaha ah waxa uu saameyn toos ah ku leeyahay caafimaadka indhahaaga.Dooro cunto nafaqo leh, si aa...
19/04/2026

Hab nololaydkaaga maalinlaha ah waxa uu saameyn toos ah ku leeyahay caafimaadka indhahaaga.
Dooro cunto nafaqo leh, si aad u ilaaliso araga wanaagsan ee indhaaaga.

Daryeelka indhahaaga waa daryeelka noloshaada.



Jimco wanaagsan.Qalbigu waa meesha ugu nugul ee nolosha bini’aadamka. Haddii uu toosnaado, noloshaadu way toosan tahay e...
17/04/2026

Jimco wanaagsan.

Qalbigu waa meesha ugu nugul ee nolosha bini’aadamka. Haddii uu toosnaado, noloshaadu way toosan tahay ee aan Alle ka barino inuu qalbigeena ku sugo diintiisa!

β€œYaa Muqallibal Quluub, thabbit qalbi β€˜alaa diinik.”



Address

Baar Ubax Street
Mogadishu
252

Telephone

+252614777280

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid Eye and Ear Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saacid Eye and Ear Center:

Share