Siyaad Specialist Hospital

Siyaad Specialist Hospital xarunta waxa ay ku taala degmada dharkenley gaar ahaan isgoyska dabakaayo Madow tell 617636070

12/07/2026
dhaqtarka daaweynta carrurta ee DT SIYAAD pediatric consultantwhatsapp number 617636070
06/07/2026

dhaqtarka daaweynta carrurta ee DT SIYAAD pediatric consultant
whatsapp number 617636070

🩺 Fursad gaar ah oo aadan seegi karin.La kulanka Dhakhtarka Carruurta & Baaritaankooda waa FREE inta ka harsan Bisha Jun...
22/06/2026

🩺 Fursad gaar ah oo aadan seegi karin.

La kulanka Dhakhtarka Carruurta & Baaritaankooda waa FREE inta ka harsan Bisha June.

πŸ‘¨β€βš•οΈ La kulan Dr. Siyaad
Consultant Pediatrician
oo diyaar kuu ah qiimeyn iyo daryeel caafimaad oo tayo leh.

πŸ“ž Wixii Faahfaahin Ah: 617636070
πŸ“ Goobta: Dharkenley – Dabakaayo Madow

✨ Caafimaadka carruurtaadu waa mustaqbalkooda. Ha moogaan fursaddan bilaashka ah.

πŸ‘ΆπŸ’™πŸ©Ί

hadii aad ku dhibantahay qofac iy xasaasiyad saaid ah ama  xitaa mararka qaar ay lamatagaan ilmahaaga iyo quuman daba dh...
11/06/2026

hadii aad ku dhibantahay qofac iy xasaasiyad saaid ah ama xitaa mararka qaar ay lamatagaan ilmahaaga iyo quuman daba dheeraaday waxaa diyaar kuugu ah in siyaad specialist hospital
DR SIYAAD qabiir kutaqasusay daaweynta carrurta
whats 617636070

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak βœ¨πŸŒ™Dr. Siyaad iyo dhammaan bahda Siyaad specialist hospital waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad, caafima...
26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak βœ¨πŸŒ™

Dr. Siyaad iyo dhammaan bahda Siyaad specialist hospital waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. πŸ€πŸ‘

Alle ha naga aqbalo cibaadadii, ducadii iyo camalkii suubanaa. Ciiddaan ciideeda caafimaad, nabad iyo reyn-reyn ku gaara adiga iyo qoyskaaga. 🌸

πŸ“ Siyaad specialist hospital
πŸ“ž 617636070 (24/7)
πŸ“Œ Dharkenley – Dabakaayo Madow

specialist hospital

🩺 Caafimaadka carruurta waa mudnaanteenna koowaad!Siyaad Specialist Hospital waxaad ka heleysaa daryeel caafimaad oo tay...
17/05/2026

🩺 Caafimaadka carruurta waa mudnaanteenna koowaad!

Siyaad Specialist Hospital waxaad ka heleysaa daryeel caafimaad oo tayo leh, baaritaan sax ah iyo daaweyn casri ah oo loogu talagalay carruurta.

πŸ‘¨β€βš•οΈ Soo booqo Dr. Siyaad
Khabiir ku takhasusay caafimaadka carruurta.

πŸ“ Dharkenley – Dabakaayo Madow
πŸ“ž 617636070

✨ Carruurtaadu waxay mudan yihiin daryeelka ugu fiican.

dhaqtarka daaweynta carrurta ee Dr siyaad
16/05/2026

dhaqtarka daaweynta carrurta ee Dr siyaad

Address

27HG+8P2, Jaale Siyaad Road
Mogadishu
252

Telephone

+252617636070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siyaad Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siyaad Specialist Hospital:

Shortcuts

Share