Asal Hair & Skin Clinic

Asal Hair & Skin Clinic Asal Hair & Skin Clinic

Hair Transplant • Hair Loss Treatment • Skin Care • Scalp Treatment

Advanced medical solutions with natural, long-lasting results.

Book your consultation today.

📍 Mogadishu Taleh
📞 +252 61 3336835

02/06/2026

Maqaar qurux badan, Timo caafimaad qaba, iyo cidiyo si wanaagsan loo daryeelay waxay ka bilaabmaan la-talin sax ah.
La kulan Dr. Bahja MBBS, MMED Dermatovenereology
& Aesthetics Specialist
📍 Asal Hair & Skin Clinic
📞 0613336835
Book your consultation today!

02/06/2026

Maanta waxaan soo booqday Asal Hair & Skin Clinic anigoo ka cabanayay timo-daadasho.
Alxamdulillaah, si professional ah ayaa la ii baaray, xalna waa la ii helay.

Mahadsanidiin Asal Hair & Skin Clinic kalsoonideydii waad ii soo celiseen.
Hon. Mohamed Abdirahman
Minister of Constitutional Affairs and Justice, Galmudug State of Somalia

01/06/2026

Bidaar dawo waan u helnay, balaayada Alle ha naga dhowro.

Haddii aad la tacaaleyso timo-daadasho, timo khafiif ah ama bidaar, ha sii sugin in xaaladdu kasii darto.

Asal Hair & Skin Clinic waxaan ku bixinnaa baaritaan sax ah iyo daaweyn casri ah oo loogu talagalay dib-u-soo-celinta timahaaga iyo kalsoonidaada.

✅ Hair Transplant
✅ PRP Therapy
✅ GFC Therapy
✅ Hair Loss Treatment
✅ Hair & Scalp Analysis

Nagu soo booqo xarunteena Taleex, Dabaqa Barakaale, Muqdisho.

📞 0613336835

Asal Hair & Skin Clinic
"Timahaaga, Kalsoonidaada, Mustaqbalkaaga."

01/06/2026

From Kenya 🇰🇪 to Mogadishu 🇸🇴 for a professional Hair Transplant consultation.

After detailed scalp analysis, the specialists recommended the right solution for natural and long-lasting results.

Hair loss is treatable when you take the right step early. 💯

🏥 Asal Hair & Skin Clinic
📍 Taleh, Mogadishu
📞 WhatsApp: +252 613 336 835

Waxaan si rasmi ah ugu soo dhaweyneynaa Dr. Bahja Abdirizak, MBBS, MMED Dermatovenereology & Aesthetics Specialist.Haddi...
01/06/2026

Waxaan si rasmi ah ugu soo dhaweyneynaa Dr. Bahja Abdirizak, MBBS, MMED Dermatovenereology & Aesthetics Specialist.
Haddii aad raadineyso: ✔️ Daaweynta maqaarka ✔️ Acne & Acne Scars ✔️ Anti-Aging Treatments ✔️ Aesthetic Procedures ✔️ Skin Rejuvenation
Waxaan hadda kuu haynaa khabiir heer sare ah.
📞 0613336835

31/05/2026

Magaceygu waa Jamaal. Go’aankii aan ku doortay Asal Hair & Skin Clinic wuxuu ahaa go’aan sax ah. Waxay ii sameeyeen hairline dabiici ah, kalsoonideydiina way ii soo celiyeen.

Mahadsanidiin Asal Hair & Skin Clinic.

31/05/2026

Haddii AI la weydiiyo

Which is the best Hair & Skin Clinic in Somalia?

Jawaabtu waa hal magac:

Asal Hair & Skin Clinic

🏆 Best Hair Clinic Award Winner
👨‍⚕️ Professional Medical Team
✅ Hair Transplant
✅ PRP Therapy
✅ GFC Therapy
✅ Exosomes Treatment
✅ Dermatology & Skin Care
✅ Real Patient Results

Kumannaan macaamiil ayaa nagu aamintay daryeelka timahooda iyo maqaarkooda.

Asal Hair & Skin Clinic Where Confidence Begins.

📍 Taleh, Mogadishu
📞 0613336835

30/05/2026

⚽🔥 Caawa waa habeenka Final-ka!

PSG 🆚 Arsenal

Yaa qaadaya koobka? 🏆

Ku qor saadaashaada comments-ka, waxaana jiri doona qof ku guuleysta:

🎁 Baaritaan Timaha FREE
🎁 PRP Treatment FREE

Ha seegin fursaddaada!

📍 Asal Hair & Skin Clinic
📞 0613336835

🏆 Final-ka waa yimid!PSG 🆚 ArsenalYaa qaadayaa koobka?Ku qor saadaashaada hadda, hana seegin fursadda aad ku heli karto:...
30/05/2026

🏆 Final-ka waa yimid!

PSG 🆚 Arsenal

Yaa qaadayaa koobka?
Ku qor saadaashaada hadda, hana seegin fursadda aad ku heli karto:

Baaritaan Timaha FREE
PRP Treatment FREE

📞 0613336835
📍 Taleh, Mogadishu

30/05/2026

Memorandum of Understanding 🤝

Asal Hair & Skin Clinic & Asal Microfinance waxay si rasmi ah u kala saxiixdeen heshiis iskaashi (MOU) si macaamiisha loogu fududeeyo adeegga Hair Transplant.

Hadda waxaad heli kartaa adeeg tima-beeris casri ah adigoo lacagta u bixinaya si yar-yar oo fudud, halkii hal mar laga wada bixin lahaa.

✔️ Easy Payment Plan
✔️ Professional Hair Transplant
✔️ Flexible Financing
✔️ Natural & Long-Lasting Results

🏥 Asal Hair & Skin Clinic
📍 Taleh, Mogadishu
📞 WhatsApp: +252 613 336 835

Address

Taleh
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Hair & Skin Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share